Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku sugan sacuudiga ayaa kulan la qaatay kaaliya Xoghayha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka. Sawiro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ku simaha wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku sugan sacuudiga ayaa kulan la qaatay kaaliya Xoghayha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka. Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Mudane ABDIHAKIM SH. HASSAN ASHKIR, iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan safar shaqo ku joogay wadanka Sacuudiga ayaa waxay kulan la qaateen Dr ABDIRAHMAN ALZEYD, oo ah kaaliya Xoghayha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Barakeysan ee Makka Almukarrama.

Labada masuul waxey ka wada hadaleen xoojinta xiriirka Wasaaradda iyo Raabidada, iyo sidii loo dhaqan galin lahaa heshiisyo ka dhexeeyey wasaaraadda & Raabidada isla markaana la iskaga kaashan lahaa horumarinta Masaajidda, Macaahidda, Imaamyada, Khadiibiinta, iyo guud ahaan horumarinta xarumaha diinta ee dalka.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Waxaana lagu ballamay in la isugu yimaado kulan kale dhawaan oo arrimahan khuseeyo.

Waxaa sidoo kale wasiirka iyo wafdigiisu ay booqdeen xarun lagu keydiyey kutub diini ah si dhawaan loogu soo diro dalka, loogana faaiideeyo bulshada Soomaaliyeed ee Muslimka ah. Waxaa Xusid mudan in wasaaradu bilihii ugu danbeeyey qaybisay kitaab quraan ah oo la gaarsiiyey gobalada dalka, iyadoo ku hawlan in mudo dhawna la qaybiyo shixnad kale oo wasaarada soo gaaray dhawaan.

Previous Post

K/Afrika:955 Shaqaale oo kuwa macdan qodista ah oo la badbaadiyay

Next Post

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraat-ka u jooga Soomaaliya

Next Post
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraat-ka u jooga Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraat-ka u jooga Soomaaliya

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In