Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha Wasiirka Warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta Puntland “SAWIRRO”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ku simaha Wasiirka Warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta Puntland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ku simaha Wasiirka Warfaafinta ahna wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta  Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo ay wehliyaan wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada iyo masuliyiin kale aya booqday xarunta wasaaradda Warfaafinta ee Puntland.

Waxaa ku soo dhaweeyay wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta ee Puntland Cabdi Xersi Qarjab iyo masuuliyinta wasaaaradda.

Sidookale Wafidga uu hogaaminayo ku simaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaaliya Mudane Iidaan oo ku jiro Agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Alcadaala) iyo Agaasimayaal ayaa booqday xarunta TV ga Puntland  si ay ugu kuur galaan habka uu tvga u shaqeeyo iyo xafiisyadiisasa.

Shir Jaraa’id oo Wadajir ah ayay ku qabteen xarunta TV-ga Puntland ku simaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku xigeenka Mudane C/raxmaan Iidaan iyo Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdi Xersi Qarjab.

Ku simaha wasiirka Warfaafinta ayaa ugu mahad celiyaya Madaxda Wasaaradda Warfaafinta ee Puntland sida ay u soo dhaweeyeen waxaana uu bogadiyay howlaha warbaahinta Dowlad goboleedka Puntland.

Wasiirka Warfaafuinta iyo Isgaarsiinta Puntland cabdi Xersi Qarjab ayaa u Mahad celiyaya Wafdiga ka socda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ee uu hogaaminayo ku simaha Wasiirka joogitaankooda Puntland iyo kormeerka ay maanta ku tageen xarunta Wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo xarunta Warbaahinta.

Previous Post

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo la kulmay Xildhibaanada Jubbaland+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya oo Shir-guddoomiyay Kulanka Gudiga Qaran ee Isku Duwida Arrimaha Badaha

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya oo Shir-guddoomiyay Kulanka Gudiga Qaran ee Isku Duwida Arrimaha Badaha

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya oo Shir-guddoomiyay Kulanka Gudiga Qaran ee Isku Duwida Arrimaha Badaha

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In