Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

ku xigeenka Ra’isulwasaaraha oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay qaabka looga faa’ideysan karo deeqaha New deal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
ku xigeenka Ra’isulwasaaraha oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay qaabka looga faa’ideysan karo deeqaha New deal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo uu Shir Gudoominayay R’isulwasaare ku-xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte islmarkaana ay ka qeybgaleen wasiiro katirsan Xukuumadda Soomaaliya qaar kamid ah Danjirayaasha Dowladaha deeq Bixiya_yaasha iyo Xubno ka Socday maamulada dalka kajira qaarkood ayaa Lagaga hadlay Dar dargelinta Barnaamijka hiigsiga cusub ee New deal iyo sida loo Maareyn karo Deeqaha beesha Calaamka laga Helo waxaana sidoo kale kulanka lagu soo hadal qaaday qaban qaabada Shirweyne looga hadlaayo waxyaabihii ka hirgalay sanadkaan Barnaamijka New deal kaasi oo lagu qaban doono Markii ugu horeysay Magaalada Muqdisho.

Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Calaamiga xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Yuusuf Cali Caynte oo kulanka kadib La hadlay Warbaahinta qaranka ayaa sheegay in lagu jaangoyn doono kulankan qaabka loo maareeyo ama looga faa’ideysan lahaa deeqaha ay dalalka Yurub ku caawinayaan Soomaaliya

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

April 12, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026

“ Waxaa lagu soo hadal qaaday sidii shirweynaha la qaban doono dib loogu eegi lahaa waxa u qabsoomay sanadkaan New deal dabcan sanadka 2015 waa sanadka Mashaariicda la doonayo in laga hirgeliyo dalkeena oo si rasmi ah wax loogu qaban lahaa lacagihii lagu yaboohay ayuu yiri wasiirka qorsheynta Soomaaliya C/raxmaan Ceynte”

Kulankaan oo ah mid joogta ah islmarkaana ah mid bilel ah ayaa waxaa looga hadlaa Mar waliba Dar dargelinta Howlaha La Xariira barnaamijka New deal iyadoona kulankii maanta la isku Afgartay In Magaalada Muqdisho lagu qabto shirweyne dib u eegis lagu sameynayo waxyaabaha u qabsoomay sanadkaan ka qabsoomay Barnaamijka new deal.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibedda Ethiopia

Next Post

Askartii ku dhaawacantay qaraxii shalay oo maanta loo duuliyay Imaaraadka “Sawirro”

Next Post
Askartii ku dhaawacantay qaraxii shalay oo maanta loo duuliyay Imaaraadka “Sawirro”

Askartii ku dhaawacantay qaraxii shalay oo maanta loo duuliyay Imaaraadka "Sawirro"

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Tripoli):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee...

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka oo ka socota Baydhabo

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka oo ka socota Baydhabo

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Waxaa si habsami leh u socda diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee magaalada Baydhabo, kadib markii muddo kooban dib loo furay goobaha...

𝑹𝒂’𝒊𝒔𝒖𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒆 𝑿𝒂𝒎𝒔𝒂 𝒐𝒐 𝒒𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒕𝒂𝒍𝒆𝒆𝒇𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝑱𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑮𝒆𝒆𝒍𝒍e

𝑹𝒂’𝒊𝒔𝒖𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒆 𝑿𝒂𝒎𝒔𝒂 𝒐𝒐 𝒒𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒕𝒂𝒍𝒆𝒆𝒇𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝑱𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑮𝒆𝒆𝒍𝒍e

April 11, 2026
0

𝑹𝒂’𝒊𝒔𝒖𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒆 𝑿𝒂𝒎𝒔𝒂 ayaa  𝒒𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒕𝒂𝒍𝒆𝒆𝒇𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝑱𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑮𝒆𝒆𝒍𝒍𝒆

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In