Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku_xigeenka Ra’isulwasaaraha iyo safiiro ka qeybgalay maalinta agoonta Islaamka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ku_xigeenka Ra’isulwasaaraha iyo safiiro ka qeybgalay maalinta agoonta Islaamka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo loogu dabaal degayay maalinta ay wadamada Muslimiintu u aqoonsadeen maalinta agoonta oo ku began 15ka bisha Ramadaan oo maanta ah ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeybgaleen kuxigeenka Ra’isulwasaaraha Soomaliya Maxamed Cumar Carte,wasiirka haweenka iyo xuquuqda aadanaha iyo danjirayaasha dalalka Qatar,Sudan,Yemen,iyo Chaina u jooga Soomaaliya.

Munaasbaadan ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay wakiilka Ururka iskaashiga Islaamka u jooga Soomaaliya oo sheegay in ururkoodu uu sameyn doono dallad ay ku mideysanyihiin agoonta Soomaaliyeed si wax loogu qabto loona horumariyo noloshooda.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Ra’isulwasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo munaasabadda ka hadlay ayaa hambalyo u diray dhamaan agoonta muslimiinta oo ay kuwa Soomaaliyeed kujiraan isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay garwaaqsantahay in daryeel joogto ah ay helaan agoonta Soomaaliyeed islamarkaana ay xukuumaddu dejin doonto qorshe daryeel joogta ah ay ku helaan caruurta agoonta ah ee Soomaaliyeed,kaas oo damaanad qaadaya xuquuqda ay agoontu leeyihiin oo dhameystiran.

Dalalka Islaamka ayaa u aqoonsaday maanta oo kale inay noqoto maalinta agoonta islaamka iyadoo dalalka Muslimka ahna laga weyneeyo islamarkaana la caawiyo agoonta ku nool.

Previous Post

Dowladda Cumaan oo raashin ka qeybisay degmooyinka Galkacyo iyo Caabudwaaq”Sawirro”

Next Post

Musharaxiinta u taagan madaxweynaha Galmudug oo maanta Baarlamanaka ka hor hadlay

Next Post
Musharaxiinta u taagan madaxweynaha Galmudug oo maanta Baarlamanaka ka hor hadlay

Musharaxiinta u taagan madaxweynaha Galmudug oo maanta Baarlamanaka ka hor hadlay

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In