Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kulamada Maanta Iyo Caawa Laga Cayaari Doono Qaaradda Yurub iyo Saacadda Geeska Africa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kulamada Maanta Iyo Caawa Laga Cayaari Doono Qaaradda Yurub iyo Saacadda Geeska Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

waxaa maanta iyo caawa la cayaari doonaa kulamo xasaasi ah oo ka tirsan qaaradda Yurub,kulanka ugu adag waxa uu dhexmaridoonaa kooxaha Everton iyo Chelsea Kulan Ka Tirsan FA Cup-ka Wareegiisa 8-aad sidokale waxaa caawa fooda isdarido kooxda barcelona oosoo dhawayntoonta kooxda Getefe waana kulan dagaal badan

Hadda hoos ka akhriso dhammaan kulamadaas meelaha aad ka daawan karto iyo weliba saacadda geeska Africa ee kulamadaas loo geli doonaa

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kulamada Premier League England Ee Maanta La Cayaari Doono:

3:45 galabnimo Norwich City Vs Man City Live SS3

6:00 maqribnimo Bournemouth Vs Swansea City Live SS3

6:00 maqribnimo Stoke City Vs Southampton Live SS5

Kulan Ka Tirsan FA Cup-ka Wareegiisa 8-aad Ee Maanta La Cayaari Doono:

8:30 fiidnimo Everton Vs Chelsea

Kulamada Italian Serie A-da Ee Caawo La Cayaari Doono:

8:00 fiidnimo Empoli Vs Sampdoria

10:45 habeenimo Inter Vs Bologna

Kulamada La Ligaha Spain Ee Caawo La Cayaari Doono:

6:00 maqribnimo Barcelona Vs Getafe Live SS7

8:15 fiidnimo Celta Vigo Vs Real Sociedad

10:30 habeenimo Atletico Madrid Vs Deportivo Live SS3

12:05 habeenimo Rayo Vallecano ? – ? Eibar

Kulamada Bundesligaha Jarmalka Ee Maanta La Cayaari Doono:

5:30 galabnimo Moenchengladbach Vs Frankfurt

5:30 galabnimo Darmstadt Vs Augsburg

5:30 galabnimo Hannover Vs FC Cologne

5:30 galabnimo Hoffenheim Vs Wolfsburg

5:30 galabnimo Ingolstadt Vs VfB Stuttgart

8:30 fiidnimo Bayern Munich Vs Bremen

Previous Post

Rafael Benitez Oo Loo Magacaabay Tababaraha Cusub Ee Newcastle United

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In