Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulamo xal loogu raadinayo Beelo dagaalamay oo ka bilaawdey Gobolka Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo baaq Nabadeed u dirtay dadka ku nool deegaanada Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Bacda oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka bilaawdey kulamo xal loogu raadinayo dagaal beeleed ka dhacay deegaankaas iyo dilal aanooyin qabiil ah.

Kulamada ayaa waxaa ka qeyb-galay Taliyaha Guutada 15aad ee qeybta 21aad Janeraal Mascuud Maxamed Warsame & Taliyaha Guutada 13aad G/lle Cabdirixmaan Timadheere iyo Odayaasha & waxgaradka labada Beelood.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Maleeshiyaadka labada Beelood dagaalkooda xalka loo raadinayo ayaa waxaa ay kasoo kala jeedaan degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan,waxaana saraakiisha Ciidanka xoogga ay odayaasha labaa beelood fareen in muddo ku siman laba bilood iyo Bar gudahood ay ku kala qaataan Magta dadkii halkaas kudhintay.

Deegaanka Bacda iyo tuulooyinka kale ee hoostaga degmada Matabaan ee dagaalada horey uga dhaceen ayaa xaaladooda waxaa ay tahay mid degan,kadib markii saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo waxgaradka labada beeood ay ku baxeen dagaalkii socdey

Previous Post

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo bilaabaneysa …….

Next Post

Senatorada Aqalka Sare oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha ka taagan duleedka Kismaayo

Next Post
Senatorada Aqalka Sare oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha ka taagan duleedka Kismaayo

Senatorada Aqalka Sare oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha ka taagan duleedka Kismaayo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In