Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan aqoon isweydaarsi ah oo loo qabtay dhallinyarada Gaalkacyo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo loo qabtay dhallinyarada Gaalkacyo+Sawirro

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan oo aqoon isweydaarsi ah oo ay soo agaasimeen ururrada Sosda Iyo Daryeel ayaaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo iyado ay kulanka ay ka qeyb galeen ilaa 100 dhalinyara ah oo ka kala socday ururada dhalinyarada ee ka jira waqooyiga iyo koofurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Kulanka waxaa ka hadlay Dr.  Cumar Maxamuud Rooble oo ku hadlay magaca ururka daryeel iyo Prof. Maxamaed Xaaji Ereg oo isna ku hadlay magaca ururka Sosda waxa ay sharaxaad kooban ka bixiyeen ujeedada kulanka

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Anigoo ku hadlaya magaca ururada Sosda iyo Daryeel hadaan ka hadlo ujeedka kulankaan waa mid qoon isweydaarsi ah oo ku saabsan sadax arimood kuwaasi oo kala ah maxaa ka dhaxeeya bulshada ku nool guud ahaan Galkacyo maxaa caqabad ah oo hortaagan in la helo nabad iyo isdhaxgal bulsho iyo maxaa looga gudbi karaa caqabadaha hortaagan in la helo nabada iyo isdhaxgalka bulshada magaalada Galkacyo” yuu yiri Cumar Maxamuud Roble Suuri

Sidoo kale kulanka waxaa ka hadlay Dr Xirsi Ceynab Maxamed oo ka mid ahaa Aqoonyahanadii ka qeyb galay kulanka waxaana uu ka hadlay arimo la xariira farqiga u dhaxeeya Qabyaalada iyo Qaranimad

Dr Xirsi Ceynab Maxamed ayaa yiri “Marka hore aan Qeexno Qabyaalad iyo Qaranimo hadii aan ku hormaro
qabyaalad waa dad yar ooh anti yar oo tabar yar oo dalyar Qaranimana waa Dad badan oo hanti badan oo xoog badan oo dalweyn marka waad ujeedaan farqiga u dhaxeeya waxaana laydinka rabaa inaad ka shaqeeysaan
qaranimada iyo horumarka Dalka.”

Qaar ka mid ah dhalinyaradii ka qeyb gashay kulanka ayaa ka hadlay  sida ay u arkaan waxa keenay iyo caqabada hortaagan in la helo isdhaxgal bulsho iyo nabada Galkacyo kuwaasi oo sheegay in ay ugu horeeyso Aqoon la’aan iyo is aamin daro ka dhax jirta shacabka magaalada taasoo loo baahan yahay in si isku mid ah looga wadashaqeeyo in laga gudbo.

1 (8)

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

1 (15)

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

1 (19) 1 (27) 1 (29) 1 (32) 1 (34) 1 (40)

Sawi-qaade: C/risaaq Maxamed Axmed Galkacyo 

Previous Post

Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamanka oo London uga qeybgalay shirka baarlamaannada caalamnka “Sawirro+Dhageyso”

Next Post

Qaxooti Soomaali ah oo loo qaaday dalka Mareykanka+Sawirro

Next Post
Qaxooti Soomaali ah oo loo qaaday dalka Mareykanka+Sawirro

Qaxooti Soomaali ah oo loo qaaday dalka Mareykanka+Sawirro

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In