Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Ay Haweenka Ugu Tashanayeen Sida Haweenka Ay Uga Qeyb Qaadan Karaan Hanaanka Siyaasada Dalka Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan Ay Haweenka Ugu Tashanayeen Sida Haweenka Ay Uga Qeyb Qaadan Karaan Hanaanka Siyaasada Dalka Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani wadatashiga ah ee ay so qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda soomaaliya islamarkaana ay ka so qeyb galeen wasiirka wasasradda haweenka xildhibaano qaar ka mid ururada bulshada iyo marti sharaf kale  ayas u jeedkiisu ahaa qaabka ay haweenka uga qeyb qaadan karaan hanaanka siyaasadda doorashada ee 2016-ka ka dhici doonta dalka iyadoo ay wasaaraddu soo bandhigtay Afarta hanaan doorasho si ay haweenku uga doodaan.

Qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha kulanka  oo u badnaa haween ayaa ku booriyey  ka dowlad ahaan iyo ka haween  ahaa in si mideysan loogu doodo  sidii haweenka Soomaliyeed ay u heli lahayen xaquuqda ay ku leeyhiin siyaasada dalka xili ay bilooyin kooban ka harsan yihiin xiliga kala guurka ee 2016-ka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xildhibaan Qaali Axmed Diiriye Gudoomiye ku xigeenka gabdhaha baarlamaanka  ku jira ayaa ku boorisay haweenkii ka soo qeyb galay kulanka in ay ka wada shaqeeyaan midnimada una dhaqaaqaan horumarka dalkooda si ay kaalin muuqata uga galaan hanaanka doorashada wadanka.

Markuu kulankaasi soo idlaaday  ayaa wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqul aadanaha ee dowladda Soomaaliya  Sahra Maxamed Cali Samatar waxa ay   Warfid yeenada ugu warbixisay ahmiyada kulankani  iyo Hadafka ay haweenka Soomaliyed ka leeyihiin siyaasadda dalka.

Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xukuumadda soomaaliya o kaashaneysa ururuda bulshada rayidka ayaa maalmihi dambe gobolada dalka ka waday olole balaaran oo lagu wacyi galinayo haweenka soomaliyeed sidii ay u heli lahaayen xaquuquda ay ku leeyihiin siyaasada.

vlcsnap-2015-11-24-17h03m22s111 vlcsnap-2015-11-24-17h03m56s187 vlcsnap-2015-11-24-17h04m30s4 vlcsnap-2015-11-24-17h05m24s51 vlcsnap-2015-11-24-17h05m56s107

Previous Post

Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Hey’adaha Qaramada Midoobay Kala Hadlay Arrimaha Roobabka Dabeylaha Wata Ee La Saadaaliyay “Sawirro”

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In