Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Baroor Diiq ah oo Loo Sameeyay Allaha u naxariistee Kadare iyo Xasan Kuuriya oo Nairobi Lagu Qabtay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Kulan Baroor Diiq ah oo Loo Sameeyay Allaha u naxariistee Kadare iyo Xasan Kuuriya oo Nairobi Lagu Qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan uu soo qaban qaabiyay ururka Suxufiinta qurba-joogta ee dalka Kenya (SEJASS)kaasi oo loogu baroor diiqayay loogu duceynayay allaha u naxariistee Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare iyo Xasan Ciise Cali Xasan Kuuriya ayaa maanta lagu qabtay xaafada islii ee magaalada Nairobi.

Kulankan baroor-diiqda iyo ducada isugu jiray ayaa waxaa ka soo qeyb galay suxufiyiin caan ah oo ay ka mid ahaayeen Yaasiin Ciise Wardheere,Shukri Maxamuud Afrax,Cali Muuse Cabdi,Faarax Lamaane iyo Liibaan Cabdi Warsame.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wariyaasha ay ka midka yihiin Yaasiin Ciise Wardheere,Shukri Maxamuud Afrax iyo Cali Muuse Cabdi ayaa ka sheekeeyay taarkiihda iyo waxyaabihii ay ka yaqaaneen allaha u naxariiseee Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare iyo Xasan Ciise Cali Xasan Kuuriya oo horaantii bishan ku kala geeriyooday dalalka Soomaaliya iyo Hindiya.

Guddoomiyaha ururka wariyaasha qurba-joogta ee dalka Kenya Maxamed Cismaan Xuseen (New York) iyo wariyaashii kale ee goobta ka hadlay ayaa ka tacsiyeyay geeridda marxuumiinta,iyagoo alle uga baryay in uu qabriga u waasiciyo.

Faarax Lamaane oo kamid ahaa ehelada looga tacsiyeynayay geeridda allaha u naxariistee Xasan Ciise Cali Xasan Kuuriya ayaa u mahad celiyay ururka wariyaasha qurba-joogta ee dalka Kenya,isagoo alle uga baryay marxuumiinta in uu janadii fardowso ka waraabiyo.

Allaha u naxariiseee Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare iyo Xasan Ciise Cali Xasan Kuuriya oo horaantii bishan tii alle ugu kala geeriyooday dalalka Soomaaliya iyo Hindiya.
15

164

5

7

8

9

10

11

13

14

17

18

19

20

211

2

3

Previous Post

Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Iyo Mas’uuliyiin kale Oo U Daawasho Tagay Galabta Ciyaar Ka Dhacday Garoonka Banaadir

Next Post

Madaxweynaha: “Halaga wada shaqeeyo horumarka dalka”

Next Post
Madaxweynaha oo guul ku tilmaamay shirka IGAD

Madaxweynaha: “Halaga wada shaqeeyo horumarka dalka”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In