Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan casho sharaf ah oo xalay Cadaado loogu sameeyay wafdiga Ra’iisul wasaaraha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan casho sharaf ah oo xalay Cadaado loogu sameeyay wafdiga Ra’iisul wasaaraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda casho sharafta ah ee xalay Cadaado loogu sameeyay Wafdiga Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ku saabsaneyd sidii loogu kala warqaadan lahaa xaaladaha ka jirta gobolka iyo habsami u socodka shirka Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo shalay galay wejiga labaad.

Munaasabadda waxaa  ka qayb galay madax ka tirsan Labada Gole ee dowladda , Maamulada Galmudug, Ximan iyo Xeeb, maamulka gobolka Galgaduud, Gudiga Farsamada ee maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud, Ergada la soo xulay, musharixiin iyo boqolaal dadwayne ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Cadaado Maxamuud Cabdi Diirshe ayaa ku soo waramay in dadkii ka hadlay kulanka casho sharafta ay xuseen in shirka uu iminka meel fiican marayo, ayna diyaar u yihiin sidii uu u noqon lahaa mid mira dhala, waxaana ay dowladda ku amaaneen sida ay uga go’antahay in shirka uu guul ku soo idlaado.

DSC05808 DSC05809 DSC05811 DSC05812 DSC05816 DSC05818 DSC05823 DSC05824 DSC05826

Sawir Qaade:- Diirshe

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga oo heshiis ku aadan iskaashiga xagga Kalluumeysiga laga galay dhigiisa Masar

Next Post

Baarlamaanka oo maanta ka hadlaya mooshinka ka dhanka ah Wakiilada Jubbaland

Next Post

Baarlamaanka oo maanta ka hadlaya mooshinka ka dhanka ah Wakiilada Jubbaland

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In