Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan hordhac u ah Shir Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika oo ka dhacay Nairobi

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan hordhac u ah Shir Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika oo ka dhacay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ka hor xafladda furitaanka shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), oo markaan lagu qabanayo Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, ayaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, waxa uu maanta ka qeyb galay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda iyo Madaxda Bangiyada Dowliga ah ee Dalalka Bariga Afrika, ku waas oo isku matalaad ka ah Bangiga Horumarinta Afrika.

Shirkaan horudhaca ah ayaa looga dooday arrimaha ugu muhiimsan ee horyaala dalalka gobolka Bari Afrika ee ay uga baahan yihiin dhanka Bangiga in uu ka la shaqeeyo. Sidoo kale waxaa ka mid ahaa qodobadaas in laga wada shaqeeyo sidii la isugu duba ridilahaa horumarinta iyo maalgalinta kheyraad badan oo Soomaaliya Alle ku manaystay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Natiijada ka soo baxda shirkan gaarka ah, waxa la hordhigi doonaa shirka guud ee loo dhan yahay kaas oo looga doodi doono fursadaha maalgalineed ee dal waliba uga baahan yahay Bangiga Hormarinta Africa.

Bangiga Horumarinta Afrika, waxa uu door muuqda ku lee yahay isbadalada Maaliyadda, Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo Mashaariic guud oo uu ka fuliyo gudaha Soomaaliya, kuwaas ka socda Magaalada Muqdisho iyo Gobolada qaar ee Dalka.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Guul weyn ka gaartay dagaalka khawaarijta ee Digitaalka ah

Next Post

R/W Xamsa oo daah furayToddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya 

Next Post
R/W Xamsa oo daah furayToddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya 

R/W Xamsa oo daah furayToddobaadka Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In