Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Kulan ka dhan ah Monitoring group oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Kulan ka dhan ah Monitoring group oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururada bulshada Ra’yidka ayaa wax aka qeyb galey culumaa’udiin, waxgarad, Hogaanada dhaqanka, haween iyo qeybaha bulshada waxaana looga soo horjeeday eedeymaha salka iyo raadka toona aan laheyn ee ay hay’adaha dowladda’ aqoonyahanada, ganacsatada Soomaaliyeed kaso diyaariso markasta kooxda lasocodka cunaqabateyta hubka saran Soomaaliya iyo Eretria ee monitoring group.

Intii uu kulanka socday ayaa waxgaradka iyo hogaanka dhaqanka ee ka hadlay goobta ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyin dib u dhigaya hanaanka dowladnimo, isla markaana lagu waxyeeleynayo sumcadda shaqsiyaadka magaca ku leh bulshada, taasi oo kooxda Monitoring group ay marwaliba ku howlantahay soo saarista warbixinno been buur ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Sheekh Xasan Sheekh Axmed Siyaar, Sheekh Cabdiqaadir Soomow oo ka mid ah culimaa’udiinkii kulanka ka hadlay ayaa si isku mid ah u xusay in warbixinada Monitoring group ay yihin kuwa lagu wiiqayo Qaranimada Soomaaliya.

Guddoomiye ku-xigeenka ururka haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi iyo Caasho Shaacuur oo ka mid ah ururada bulshada rayidka ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo sidii loogu midoobi lahaa ka hortagga wararka been abuurka ah ee ay faafineyso kooxda Monitoring group.

Ugaas Cabdullaahi Ugaas Fara-cadde iyo Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka oo ugu dambeyn kulanka ka hadlay ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka inay wax ka qabato kooxda dooneyso inay dib ugu celiso Soomaaliya dhibaatooyinkii laga so gudbay.

IMG_2955 IMG_2956 IMG_2959 IMG_2962 IMG_2966   IMG_2978 IMG_2980   IMG_2986 IMG_2987 IMG_2990 IMG_2992 IMG_2993 IMG_2994 IMG_2995 IMG_2996 IMG_2998 IMG_2999 IMG_3001  IMG_3003 IMG_3006 IMG_3007  IMG_3016  IMG_3022 IMG_3023 IMG_3024  IMG_3028 IMG_3029 IMG_3031 IMG_3039 IMG_3044 IMG_3046

Sawir Qaade:-Maxamed Cabdullaahi Maxamed Feereysane

 

 

Previous Post

Ciidamada Siiriya oo kooxda Daacish kala wareegay magaalada Palmyra

Next Post

Bulshada iyo hay’adaha samafalka oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen “SAWIRRO”

Next Post
Bulshada iyo hay’adaha samafalka oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen “SAWIRRO”

Bulshada iyo hay'adaha samafalka oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In