Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Lagu Adkeynayay Heshiis Dhexmaray Beela Ku Dagaalamay Deegaanno Hoosyimaada Warshiikh Oo Muqdisho Ka Dhacay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan Lagu Adkeynayay Heshiis Dhexmaray Beela Ku Dagaalamay Deegaanno Hoosyimaada Warshiikh Oo Muqdisho Ka Dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo lagu soo dhaweynayey   heshiis hor dhac ah oo ay wada  galeen dhawan  beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaano hoos  yimaadda  degmada Warshiiq ee gobolka  Shabeelaha dhexe ayaa Shalay lagu qabtay Muqdisho, waxaana ka qayb galay xildhibaano ka tirsan  Baarlamaanka  Soomaaliya , Guddoomiyaha gobolka  Sh. Dhexe, iyo odayaal dhaqameedyo ka soo  kala jeeda beelaha  diriirto dhexmartay.

Dagaalkaan oo dhexmaray 3-ka mid ah  beelaha  wada degga gobolka  shabelaha dhexe ayaa  ka dhashay  is qab qabsi  la xiira la haanshiyaha  dhul daaqsimeed waxaana  maamulka gobolka Shabeelaha dhexe u xiray dad kor u dhaafaya 8 ruux  kuwaa oo ay ku jiraan ganacsato lagu eedaynayo in kaalin ay ka qaadanayeen  hurinta dagaalkaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaaar ka mid ah odayaasha dhaqanka  ee kulankaasi  ka hadla y ayaa  si isku mid ah u cadeeyey in ay diyaar  u yihiin in ay nabad qaataan islamarkaana ay meel  iska dhigaan  dhibatooyinkii  dhacay.

Guddoomiyaha  gobolka Shabeelaha dhexe Cali  Cabdullaahi xuseen  Guud-laawe oo kulanka ka hadlay ayaa  sheegay in  aad ay kaga xun yihiin  dagaalka   dhexmaray beelaha walaalaha ah islamarkaana ay  Soo dhaweynayaan  heshiiska  ay qaateen  waxgaradka  3-da beelood.

Xildhibaanadii ka qayb galay kulankaa  lagu soo dhaweynayey  heshiis  hor dhac ah oo ay wada galeen  beelahaasi ayaa ugu baaqay waxgaradka beelaha in ay ku dadaalaan horumarinta dib u heshiisiinta.

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Maxkamad Ku Taala Koonfur Africa Oo Xukuntay In Dib Loo Furo Xafiiska Dadka Soo Galootiga Ah

Next Post
Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo  Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan

Maxkamad Ku Taala Koonfur Africa Oo Xukuntay In Dib Loo Furo Xafiiska Dadka Soo Galootiga Ah

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In