Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan lagu dalbanayay in la sii daayo Xaashi Cumar Xasan oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
kulan lagu dalbanayay in la sii daayo Xaashi Cumar Xasan oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani ay iskugu Yimaadeen Masuulayiin ka tirsan Dowladda Somaaliya  Madax Dhaqameedyo , ,Haween , dhaliyaro iyo Marti sharaf kale ayaa waxaa looga hadlayay Xariga dhibane Xaashi Omar Xassan oo Muddo 18 Sano ah Ku xiran Dalka Talyaaniga Ka dib Markii lagu eedeeyay Inuu ka dambeeyay Dilka saxafiyiin u dhalatay  Dalka Talyaaniga ,

Dadkii ka soo Qeybgalay Kulankaasi oo ay ku Jirto Hooyadda dhashay Xaashi Cumar Xassan ayaa Wajidooda waxaa ka muuqatay Dareen Murago muujinaya iyagoo sheegayay in Xaashi  ku Xiranyahay sifo aan sharci ahayn waxaana ay si wada jir ah u dalbadeeen in la sii daayo Xaashi.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Muuse Xabadd Tafad oo Ka mid ah Dadka Sida dhaw  ula socday Xariga Dhibanahaasi ,Ayaa ka sheekeeyay Xaalka uu ku suganyahay Xaashi Cumar  waxaana uu sheegay Muuse in Xaalka Xaashi uusan wanaagsanen maadaama uu yahay nin 18 sano ka badan xabsi ku jira waxaana uu ku baaqay in loo wada istaago sidii loo sii dayn lahaa.

Hooyo Madiino Maxamed Sandheere oo ah hooyada dhashay Xaashi  iyo Qaali Axmed Cali oo ah Walalka Xaashi ayaa iyaga oo ay ka muuqato shucuur waxaa ay ka codsadeen Dowladda Federaalka iyo ummadda Soomaaliyeed In ay Gacan ka Geestaan Sidii uu Xoriyadiisa u Heli lahaa Dhibanahaan Xaashi  ee 18 Sano sida Sharci darada ah ugu xiran Dowladda Talyaaniga .

Ugaas Cusmaan Ugaas Cilmi , iyo ugaas Cabdilaahi Ugaas Saalax oo ka mid ahaa dhaqankii ka qayb galay kulankaan ayaa waxaa ay sheegeen Ka dhaqan ahaan In ay Doorkooda ka Qaadanayaan Sidii loo soo Deyn lahaa Dhibanaha iyagoo ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay ka wada qayb qaataan.

Ugu dambeyntii ayaa waxaa ka hadlay kulankaas gudoomiyaha degmada Cabdul Casiis Cusmaan Muxidiin Cali Cariif oo isagu ugu baaqay dowladda Talyaaniga in ay deg deg xorriyadiisa u siiso  Mawaadinkaas Soomaaliyeed Xaashi Cumar Xasan.

 

Previous Post

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxwayne Ku xigeenka Dalka Kenya {SAWIRRO}

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 20-04- 2015

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 20-04- 2015

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In