Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu dhiiri gelinayo wax soo saarka beeraleyda Gobolka Shabeelaha Dhexe oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu dhiiri gelinayo wax soo saarka beeraleyda Gobolka Shabeelaha Dhexe oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan wadatashi ah oo lagu dhirigelinayo wax soo saarka Beeraleeyda Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar, kaasi oo diiradda lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa fatahaadaha iyo horumarinta wax soo saarka beeraha.

Shirka oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Beeraha, Ganacsiga iyo rugta ganacsiga Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa kaloo diiradda lag usaarayaa muddada u soocdo oo ah laba cishe siddii loo horumarinlahaa Beeraleeyda Gobalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobalka Shabeelaha Dhexe Caydiid Maxamed Cabdulle, wuxuu sheegay in loo baahanyahay in si wadajir ah loogu dhiirigeliyo beeraleeyda siddii ay qayb uga qaadan lahaayeen wax soo saarka dalka .

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ahna ku-simaha Wasiirka mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabeelle mudane Yaxye Ismaaciil ayaa waxa ay ka codsadeen iskashatooyinka iyo Beeraleeyda yar yar in ay u soo gudbiyaan baahiyadooda, si ay wax uga qabtaan, isla markaana loo horumariyo wax soo saarka beeraleyda Gobolka.

Previous Post

Hobyo: Kalluumeysato la guddoonsiiyay qalab ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay Hindise sharciyeedka Caddaaladda da’yarta Soomaaliyeed

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay Hindise sharciyeedka Caddaaladda da’yarta Soomaaliyeed

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay Hindise sharciyeedka Caddaaladda da'yarta Soomaaliyeed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In