Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu sagootinayay Haween Gobolada Dalka ka kala yimid oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan lagu sagootinayay Haween ka kala yimid Gobolada Dalka, isla markaana ka qayb qaatay Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso oo Magaalada Caasimada ah si weyn looga xusay ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Guriga Haweenka Ee Degmada Xamarweyne kulankaas oo ay qaban qaabiyay Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

Kulankaas ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir iyo xubno kale qaar ka mid ah Haweenka Gobolada ka yimid Ee Sagootinta loo sameeyay ayaa amaanay Ururka Haweenka qaranka iyo Kan gobolka Banaadir waxaana ay muujiyeen sida ay haweenka soomaaliyeed uga Go.antahay Nabad ku soo dabaalida Dalka iyo in haweenku midoobaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Maxamud Baarqab ayaa ka hadashay Kulankaas sagootinta ah waxaana ay ugu baaqday Haweenka soomalaiyeed meeelwalba oo ay joogaan in ay ka qayb qaataan Nabadeynta Dalka iyo la shaqeynta hay.adaha amaanka

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka soomaaliyeed Marwo Batuulo sheikh Axmed Gabale oo Gaba gabada Kulankaas ka hadashay ayaa waxaa ay sheegtay in Haweeenka Soomalaiyeed kuwa caasimada jooga iyo kuwa Gobolada intaba ay u taagan yihiin sidii Soomaaiya ay hormar iyo Nabad u heli lahayd isla markaana ay ka go.antahay in ay sii xoojiyaan.

Previous Post

Haweenka ku nool Qaaradda Afrika oo sameysanaya iskaashi horumarineed “SAWIRRO”

Next Post

“Sawirro” Madaxweynaha oo la kulmay hogaamiyaha Palastin

Next Post
“Sawirro” Madaxweynaha oo la kulmay hogaamiyaha Palastin

"Sawirro" Madaxweynaha oo la kulmay hogaamiyaha Palastin

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In