Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan lagu taageerayay Afhayeenka Madaxtooyada oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
kulan lagu taageerayay Afhayeenka Madaxtooyada oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankaan  oo ahaa mid lagu  taageerayay afhayeenka Cusub ee Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Daa’uud Aweys oo ay soo qaban qaabisay  Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda ee magaalada muqdisho

kulanka oo ay ka dhexmuqdeen qaar ka mid ah Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxabanaan ee dalka ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay Wariye Daa’uud Aweys in uu Noqdo Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdiraxiin Ciise Cadow ayaa sheegay in waxlagu farxo ay tahay in Suxufiyiinta ay ka dhexmuuqdaan Dhinaca Siyasadda, isagoo tilmaamay in Daa’uud Aweys uu yahay shaqsi ka soo bixikara shaqadaan  culus ee loo dhiibay.

Afhayeenka Cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys oo ah nin Suxufi ah oo ka hadlay kulanka lagu soo dhaweynayay ayaa uga Mahad celiyay intii soo qaban qabanqaabisay kulanka, isagoo tilmaamay in uu aad ugu faraxsanyahay xilka loo dhiibay

“ aad baad u mahadsantihiin dhamantiin, waxaan aad ugu faraxsanahay in xilkaan la ii magacaabo, aniga oo og inaad ila shaqayn doontaan, sida ugu wanaagsan ayaan rajaynayaan in xilkaan aan uga soo boxo waana mahadsantihiin dhamaantiin tageerada aad ii muujiseen” ayuu yiri Afhayeenka cusub ee Villa Soomaaliya

Ugu dambeyntii Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaahinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan ka Wasaarad ahaan  Afhayeenka Cusub eee madaxtooyada oo ah Nin Suxufi ah kana tirsanaa  Shaqaalaha laanta Afka Soomaaliga kuhadasha ee VOA’da oo xaruntooda ay ku taalo dalka maraykanka.

DSC02210 DSC02214 DSC02218 DSC02220 DSC02221 DSC02224 DSC02226 DSC02227 DSC02230 DSC02236 DSC02237 DSC02238 DSC02240 DSC02254 DSC02255 DSC02257 DSC02258 DSC02259 DSC02264 DSC02267 DSC02277 DSC02284 DSC02285 DSC02287 DSC02288 DSC02293 DSC02296 DSC02299 DSC02300 DSC02301 DSC02306 DSC02316 DSC02322 DSC02328 DSC02333 DSC02338 DSC02345 DSC02346 DSC02351

Sawir:-Qaade Farxaan Sulaymaan Daahir

Previous Post

Ashahaado la dirir yaa ah? Dhageyso

Next Post

Siyaasiin Sheegay in ay ka qayb galayaan shirka maamul u samaynta gobollada dhexe ee dalka

Next Post
Siyaasiin Sheegay in ay ka qayb galayaan shirka maamul u samaynta gobollada dhexe ee dalka

Siyaasiin Sheegay in ay ka qayb galayaan shirka maamul u samaynta gobollada dhexe ee dalka

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In