Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay Matalaadda Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare oo lagu qabtay Beladweyne “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayay Matalaadda Gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare oo lagu qabtay Beladweyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen Xildhibanno ka tirsan Barlamanka Federaalka Soomaaliya, kuwa Hirshabeelle, maamulka Gobolka Hiiraan iyo qeybaha bulshada magaaladda Beledweyne ayaa  lagu tageerayay matalaadda 13 ka senator ee Gobolka Banadir ku yeelan doona Aqalka Sare.

Qaar kamid ah bulshada ku dhaqan Beledweyne oo kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo dadaaladaan uu u galay sidii matalaadda Gobolka Banaadir ugu yeelana lahaa golaha Aqalka Sare ee dalka .

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Xildhibaan Geelle Isaaq oo ku hadlaya afka Xildhibaannada Hirshabeelle ayaa soo dhaweeyay   matalaadda uu heley Gobolka Banaadir.

Xildhibaan Maryan Haruun oo ka mid ah Baarlamanka Faderaalka Soomaaliya  ayaa dhinaceeda soo dhaweyay, kuna amaantay Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka Soomaaliya, doorkiisa ku aaddan  inay shacabka Banaadir ay helaan matalaadda rasmiga  ah ee Goboalka Banaadir uu leeyahay.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan  ayaa sheegay in uu ka maamul ahaan ku faraxsanyahay go’aanka geesinimada leh uu qaatay Madaxweynaha dalka.

Previous Post

Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In