Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Lagu Taageerayay Ra’isul Wasaare Cumar C/rishiid Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani lagu taageerayay Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rihiid Cali Sharmaarke ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay soo qaban qaabiyeen kulankaasi mudanayaal ka tirtsan Baarlamaanka Soomaaliya, odayaal, waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Sanaag, waxaana ka qeyb galay qeybaha kale duwan ee Bulshada rayidka ah, iyo marti sharaf kale.

Kulanka ayaa intii uu socday dadkii ka hadlay waxa ay ku dheeraadeen ka sheekeynta muhiimadda ay leedahay in dadka Soomaaliyeed ay gacmaha is qabsadaan oo ay taageeraan Ra’isul wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu soo dhisi doono si loo gaaro horumar dhinac waliba leh.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Xildhibaan Saciid Daahir Bootaan oo ka mid ahaa xildhibaannadii kulanka soo qaban qaabiyay ayaa sheegay in si buuxda ay u taageersan yihiin magacaabista iyo ansixinta Ra’isul wasaare Cumar C/rishiid ayna ka rajeynayaan in waxqabad uu la yimaado, Alle ayuuna uga baryay in xilkaasi uu la garab galo.

Xildhibaan Xaaji Ismaaciil Maxamed oo isna ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isna muujiyay sida uu u taageersan yahay Ra’isul wasaaraha cusub, waxaana uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay taageeraan Dowladnimada si dalka uu u gaaro himilooyinka uu hiigsanayo, waxaana dhinaca kale Ra’isul wasaaraha uu ugu baaqay in howlkarnimo uu la yimaado si dadka Soomaaliyeed uu ugu samata bixiyo dhibaatooyinkii soo daashaday.

vlcsnap-2014-12-29-17h23m32s241 vlcsnap-2014-12-29-17h23m57s241 vlcsnap-2014-12-29-17h24m18s190 vlcsnap-2014-12-29-17h24m28s30 vlcsnap-2014-12-29-17h25m02s117 vlcsnap-2014-12-29-17h25m23s43 vlcsnap-2014-12-29-17h26m02s210 vlcsnap-2014-12-29-17h26m45s121 vlcsnap-2014-12-29-17h26m54s208 vlcsnap-2014-12-29-17h27m03s49 vlcsnap-2014-12-29-17h27m12s129 vlcsnap-2014-12-29-17h27m20s232 vlcsnap-2014-12-29-17h27m37s126 vlcsnap-2014-12-29-17h27m46s236 vlcsnap-2014-12-29-17h27m57s87 vlcsnap-2014-12-29-17h28m16s20 vlcsnap-2014-12-29-17h28m29s134 vlcsnap-2014-12-29-17h28m51s109 vlcsnap-2014-12-29-17h29m05s238 vlcsnap-2014-12-29-17h29m14s86 vlcsnap-2014-12-29-17h29m25s195 vlcsnap-2014-12-29-17h29m34s37 vlcsnap-2014-12-29-17h29m43s128 vlcsnap-2014-12-29-17h29m53s212

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In