Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay Taliyaha Ciidanka Asluubta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayay Taliyaha Ciidanka Asluubta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaani lagu taageerayey Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jamaac (Bashir Goobe) ayaa manta lagu qabtay magalada Mudisho,  ayadoo ay ka qayb galeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka,  Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee barlamaanka Federaalka Soomaliya, xubno ka tirsan labada Gole dowlada ,xeer-ilaaliyaha Qaranka, saraakiil ciidan iyo marti sharaf kale.

Xildhibaanada barlamaanka ayaa soo  qaban qaabiyey  kulanka lagu tageerayey  Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaliyeed, waxaana heeso guubaabo ah ka qaadayey fanaaniin  Kooxaha Waabari iyo Shamso-diin band  iyo xildhibaan Qadiijo Maxamed Diirye oo madasha kaqaaday Gabay .

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026

Xildhabaan  Cabdirahmaan Xoosh Jabriil  oo ku hadlayay magaca Xildhibaanadii ka qayb galay kulankai ayaa  tilmamay in Sareeyo Gaas Bashir goobe uu yahay  nin ku haboon xilka loo dhiibay.

Dr Axmed  Cali Daahir  Xeer ilaaliyaha  guud  Qaranka  ayaa  kula dar-daarmay taliyaha cusub in uu  wax ka qabto  dhibaatada  ka jirta  xabsiyada dalka.

Wasiirka cadaaladda Ee  xukumadda Soomaliya Cabdullahi Axmed Jamac (Ilka-jiir ) ayaa u rajeyey in Allah ku guuleeyo xilka  cusub ee dhawaan uu la wareegay.

Guddomiye ku-xigeenka labaad  ee golaha shacabka Soomaliyeed  mudane Mahad Cabdalla  Cawad  oo  kulanka  ka hadalay ayaa shegay in loo bahan yahay in la’iska kaashadu horumarinta  xabsiyadda , isagoo  taliyaha cusub ku booriyey  in isbadal laga dareemo 3 bilood  ee ugu horeyso, ee ku aadan howsha loo idmaday.

Guddomiyaha Maxkamadda sare dalka Abukaate Caydiid Cabdullahi (Ilka-xanaf)  ayaa ugu baaqay  hay’adda Caadaladda  in  ay ilaaliyaan  Xaquuqda maxabiista  siinayo  sharciga dalka  u  yaalla.

IMG_1274 IMG_1277 IMG_1284_2 IMG_1289 IMG_1294_3 IMG_1296_3 IMG_1301_3 IMG_1302 IMG_1303 IMG_1306 IMG_1312 IMG_1327 IMG_1330 IMG_1333 IMG_1367 IMG_1382 IMG_1384

IMG_1280IMG_1287IMG_1294_2IMG_1327IMG_1338IMG_1372IMG_1392 IMG_1404 IMG_1418 IMG_1424 IMG_1426

 

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed 

 

Previous Post

Toddobaadka Dhaqanka ee Jaamacadda SIMAD oo maanta Muqdisho ka billowday-SAWIRRO

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Croatia uga qayb galay dood heer caalami ah

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday heshiis caalami ah oo ku saabsan Badda Soomaliya

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddiga Qaran ee qabanqaabada maalmaha xorriyadda oo kormeeray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo Beledweyne kaga qayb galaya xuska maalinta xorriyadda Jabuuti

June 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo hoggaaminaya wafdi ka kooban wasiiro, xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In