Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulan Muhim ah oo ay kasoo qeyb galen in ka badan 200 qofood ayaa lagu qabtay hotelka Muqdisho Gust House kaas oo lagu Taageereyey waxqabadka Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab”.

kulanka ayaa waxaa Soo qaban qaabiyey Odoyaasha Dhaqanka Beelaha degmooyinka Ceeldheer, Galcad iyo Xarardheere  waxaana kasoo qeyb galay ganacasato. odoyaal Dhaqan. Culuma udiin.haween Dhalinyaro iyo Afhayeenka Cusub ee Maamulka G/banaadir.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Sidoo kale kulanka aya waxaa ka qeyb ahaay Dhamaan shaqaalaha kasoo Jeeda deegaannadaasi  ee ka shaqeeya D/Hoose.

Nabaddoon shire Dalfac iyo nabadoon Cali Farango ayaa sheegay in duqa Magaaladda uu Mudan yahay in la taageero Dhamaan hadaan nahay Beelaha dega degmooyinka Galcad, Ceeldheer iyo Xarardheere waxaan Taageero Hiil iyo Hoo leh La garab taaganahay Gudoomiyaha G/banaadir ayey dhaheen labada nabadoon

Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Maxamud C/kariin Gabeyre iyo Ismaaciil Wardheere aya Iyagana Si islamid ah u taageeray kulanka duqa Magaaladda la qaatay beeshan oo an taageeradiisa u kala harin

16-ka oday ee horkacayay marti sharaftii kulanka ka qeybgashay  ayaa dhamaantood isku raacay in lala shaqeeyo gudoomiyaha G/banaadir lana taageero waxqabadka Muuqda uu Caasimadda ka sameeyey oo ay ugu Horeyso barnaamijka hanti isku celinta iyo dalkaada dhiso oo lagu dhisay xarunta D/hoose e Officio Governo.

Sidoo kale Gudoomiyaha Dib u heshiisiinta Qaranka Soomaliyeed Ismaaciil Macali Muuse  ayaa yiri: gudoomiye waxaa ku taageersan beelaha dega Sadexdaasi degmo oo Hishiis ah oo aan taageeradaada u kala harin,

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha G/banaadir ayaa Uga mahadceliyey Beeshan sida Qiimaha Badan oo ay u taageereen wuxuuna Yiri G/banaadir wuxu u bahanyahay in dadka dagan oo iska leh ay ilaashadan hormarkisan ay ka shaqeeyaan wana madal u furan inta samaha jecel loona baahan yahay in dhismihiisana laga shaqeeyo Amnigiisa la iska kaashado “waxaad Tihiin Beel muhim ah hormarka Gobolka waxaana idiin rajeynaya in aad kaalintiina kasoo bixi doontaa,

3175 unnamed (1) unnamed (2) unnamed

Previous Post

Banaanbax Looga soo horjeedo Rabshadaha Jinsi Naceybka ah oo lagu qabtay Johanesburg “Sawirro”

Next Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka “Dhageyso+Sawirro”

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka "Dhageyso+Sawirro"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In