Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayo shirka madasha Qaran iyo waqtiga Doorashada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayo shirka madasha Qaran iyo waqtiga Doorashada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga doodayay habraaca qorshaha Federaalka iyo taageerada waqtiga loo asteeyay doorashada Madaxtinimada dalkeena in ay ka dhacdo oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka degmada oo ay gacan siinayaan mas’uuliyiin ka tirsan Dawlad goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Waxaa kulankaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug , Xildhibaan,o ka tirsan Galmudug,  Maamulka degmada, Qurbajoog iyo masuuliyiin ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi oo kulan u furay ka qayb galayaasha ayaa sheegay inujeedka  kulanka uu yahay mid  la doonayo in lagu fahmo waxa uu yahay faradaalk

Waxaana ka qayb galayaashu ay ka doodeen intii uu socday kulanka habraaca qorshaha faderaalka oo  loo arkay waqtigan inuu u yahay xal lagu wax qaybsado.

Dhagaweyne C/laahi Warsame oo kamid ah mudanayaasha  Baarlamaanka Galmudug ayaa sharaxaad ka siiyay ka qayb galayaasha faa’iiidada iyo waxtarka ku jira waqtigan.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Sheekh Ibraahin Sheekh Xasan ayaa taageeray shirka madasha qaran ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxuuna sheegay in Fadaraalku  hada uu yaahay mid la wada qaatay oo dhamaan uu ka hirgalay dalkeena waqtigan

DSCN9834 DSCN9837 DSCN9838 DSCN9839 DSCN9846 DSCN9859 DSCN9861 DSCN9864 DSCN9865 DSCN9866 DSCN9879 DSCN9882 DSCN9885 DSCN9894 DSCN9897 DSCN9898 DSCN9903 DSCN9911 DSCN9915 DSCN9917 DSCN9923 DSCN9925C/kariin Axmed Bulxan

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug

Next Post

Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In