Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayo shirka madasha Qaran iyo waqtiga Doorashada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayo shirka madasha Qaran iyo waqtiga Doorashada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga doodayay habraaca qorshaha Federaalka iyo taageerada waqtiga loo asteeyay doorashada Madaxtinimada dalkeena in ay ka dhacdo oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka degmada oo ay gacan siinayaan mas’uuliyiin ka tirsan Dawlad goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Waxaa kulankaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug , Xildhibaan,o ka tirsan Galmudug, ย Maamulka degmada, Qurbajoog iyo masuuliyiin ka kala socotay qaybaha kala duwan ee bulshada

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi oo kulan u furay ka qayb galayaasha ayaa sheegay inujeedka ย kulanka uu yahay mid ย la doonayo in lagu fahmo waxa uu yahay faradaalk

Waxaana ka qayb galayaashu ay ka doodeen intii uu socday kulanka habraaca qorshaha faderaalka ooย  loo arkay waqtigan inuu u yahay xal lagu wax qaybsado.

Dhagaweyne C/laahi Warsame oo kamid ah mudanayaasha ย Baarlamaanka Galmudug ayaa sharaxaad ka siiyay ka qayb galayaasha faaโ€™iiidada iyo waxtarka ku jira waqtigan.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Sheekh Ibraahin Sheekh Xasan ayaa taageeray shirka madasha qaran ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxuuna sheegay in Fadaraalku ย hada uu yaahay mid la wada qaatay oo dhamaan uu ka hirgalay dalkeena waqtigan

DSCN9834 DSCN9837 DSCN9838 DSCN9839 DSCN9846 DSCN9859 DSCN9861 DSCN9864 DSCN9865 DSCN9866 DSCN9879 DSCN9882 DSCN9885 DSCN9894 DSCN9897 DSCN9898 DSCN9903 DSCN9911 DSCN9915 DSCN9917 DSCN9923 DSCN9925C/kariin Axmed Bulxan

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug

Next Post

Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In