Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan loo hadlay hormarinta waxbarashada Baraawe oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan loo hadlay hormarinta waxbarashada Baraawe oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan looga hadlaye sidii loo hormarin lahaa iskuulaadka waxbarashada iyo xarumaha caafimaadka ku yaala dagmada baraawe ee gobalka shabeelaha hoose ayaa maanta lagu qabtay muqdisho  waxaana ka qeeb galay kulanka wasiiro xildhibaano katirsan baarlamaanka soomaliya odayaal waxgarad ka soo jeedo dagmadaasi

Ugu horeen waxaa kulankaasi ka hadlay suldaan xeedar oo sheegay in loo baahan yahay in lahelo isbitalo iyo goobo wax barasho si uu deegaanka hor mar u gaaro

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Magaalada baraawe hada mar dhaw ayaa eela boorka la dhisayaa kadib dakada ayaa la dhisayaa shaqooyin bada ayaa soo baxeeso dhalin yaro aqooniyahan waa loo baahan yahay lkn marki hore aan isku duubnaano anagoo wada jir ah ayaa ku gaareena

Wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka  muumino shiiq cumar oo iyana goobtaasi ka hadashay ayaa dhamaan shacabka daga dagmada baraawe ugu baaqday in ey isku duubnaadaan

“Aniga waxaan ka hadlayo waxa ey tahay in reer baraawe ey si wadajir ah ey iskugu duubanyiin gacmaha aan is hee sano wxaan leeyahay dadka qurbo joogta ah ee manta naga maqan in aan wada taaganahay u soo tashta dadkiina iyo dalkiina”

ugu danbeentiina wasiir doowlaha biiada ee xafiiska rasil wasaaraha  oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ey shacabka ku dhaqan baraawe ey san heesan xarun caafimaad iyo goobo wax barasho loona baahan yahay in baahidaasi la daboolo

“Hadafkeena wax kale ma ahan in aan dadkeena u sheegno reer baraawe meeshaan qabiil ma ahan baraawe dagmo waaye laga bilaabo baadiyaha dagmada baraawe lama maqli jirin dadka reer baraawe qabiil maantana waxaan muujineenaa midnimadeena”

Previous Post

Hay’ada PAC oo soo bandhigtay adeegyada ay Soomaaliya ka qabato

Next Post

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo Sweden booqaneysa

Next Post
Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo Sweden booqaneysa

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo Sweden booqaneysa

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In