Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga arrinsanaayo Wajiga labaad ee xorreynta dalka oo ka dhacay degmada xuddur

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Kulan looga arrinsanaayo Wajiga labaad ee xorreynta dalka oo ka dhacay degmada xuddur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ka qabsoomay xaruunta maamulka degmada xuddur, waxa ka qeyb galay Maamulka gobolka bakool iyo xubnaha golaha deegaanka degmada xuddur, ugu horreyn guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tol oo howlo shaqo uga maqnaa degmooyinka gobolka bakool oo ay ka socdaan abaabulka diyaargarowga ladagaalanka khawaariijta,ayaa ka waribixiyay safarada uu ku tagay magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho madaxda dalkana kula soo kulmay.

Guddoomiye Maxamed Cabdi Tol oo warbixintiis aad ugu dheeraaday,ayaa xubnaha golaha deegaanka degmada xuddur faray in ay ay laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan abaabulka bulshada dalka iyo dibada in ay ka qeyb qaataan xoreynta dalka iyo in loo diyaar garoobo u gurmashada shacabka ku nool deegaanada khawaariijta laga xoreeyey.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xubnaha golaha deegaanka degmada xuddur, ayaa dhankooda soo dhaweeyey warbixinta dhaxal galka ah ee argagaxisada dalka looga sifeynayo waxayna sheegeen in talaabada ugu horayso oo ay maamulka qorsheeyeen ay tahay amniga maadaama waxwalba amniga soo hoos galayaan.

Previous Post

R/W Xamse oo hortagay guddoonka iyo guddiga joogtad ah ee Golaha Shacabka 

Next Post

Hay’adda Socdaalka oo xarun cusub ka dhagax dhigtay degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan

Next Post
Hay’adda Socdaalka oo xarun cusub ka dhagax dhigtay degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan

Hay'adda Socdaalka oo xarun cusub ka dhagax dhigtay degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In