Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka jira qaar kamid ah gobolada dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka jira qaar kamid ah gobolada dalka oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo looga hadlayay waxyaabaha ka taagan Qaar ka mid ah gobaladda Koonfur galabeed ee Soomaliyeed oo xaaladdo Bilaadinimo iyo kuwa kale ka jirto ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho waxaana ka soo qeybgalay Odayaal Dhaqameed , Sayaasiyiin ,Aqoonyahano iyo marti sharaf kale.

Masuulayiinta Goobta ka hadlay ayaa waxay ku dheeradeen xaaladda sida loo xalinkaro ,ayagoo ugu baaqay dowladda Federaalka ah Soomaaliya in arimahaasi ay gacan ka gaysti sida loo xalin sida abaaraha iyo in dib u heshiisiin loo sameeyay dadka degan deegaanadaasi oo mararka qaar ay ka dhacdo colaado ku saleysan qaab Beeleed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar ka dadkii ka qeybaglay shirkaasi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka markii uu kulanka soo dhamaaday ayaa sheegay in wajiigii labaad ee shirkii looga hadlayay xaaladda bani’aadinmo ee ka taagan gobaladaasi in si dag dag ugu furmaayo.
Dowladda Federaalka iyo Beesha caalamka ayaa looga fadhiyaa in ay wax ka qabtaan in ay wax ka qabtaan arimaasi ay tabanayaa dadka ka soo jeeda deeganadaasi dhaca koonfurta dalkeena.

Previous Post

Kor u qaadista Nadaafadda gobolka Banaadir oo laga hadlay”sawiro”

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In