Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlaayo Bilicda Caasimadda Oo Lagu Qabtay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlaayo Bilicda Caasimadda Oo Lagu Qabtay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cisman Maxamed, ayaa maanta Shir Guddoomiyey Shirka Guddoomiye Ku-xigeenada Arrimaha Bulshada ee 17ka Degmo iyo 3da Degaan ee Gobalka Banaadir kaa oo diirada lagu saarayay Arrimaha dardargelinta Nadaafada Caasimadda.

Shirkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobalka Banaadir Mudane Cabdullahi Adam Muuse, Agaasimaha Guud ee Nadaafada iyo Garyaqaanka Dowladda Hoose Xamar.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Shirka intiisa badan waxa uu daba socday wixii ka qabsoomay shirkaan midkii ka horeeyay ee dhacay 14kii Bishii lasoo dhaafay.

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobalka Banadir Mudane Cabdicasiis Cismaan, ayaa Guddoomiyeyaasha ka dhageystay Warbixinta Nadaafada Degmada iyo sida ay ugu diyaar garoobeen Ololaha Nadaafada ee Khamiis laha ah ee Bil walba dhamaadkeedi in laqabto uu horay ugu dhawaaqay Guddoomiyaha Gobalak Banadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yusuf Xuseen Jimcale Madaale.

Ugu dambeen Shirka uu soo xiray Guddoomiye Cabdi Casiis waxa uu kula dardaarmay Guddoomiyeyaasha inay dardargeliyaan Nadaafada Caasimadda iyo la shaqeynta shirkadaha IFI oo Arrimaha Nadaafada ka shaqeeysa.

Previous Post

Wasiirka Dhallinyarada Oo Dhiirragalin U Sameeyay Wiil Hal-abuur Layimid 

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Ururrada Saxaafadda

Next Post
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Ururrada Saxaafadda

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Ururrada Saxaafadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In