Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlay arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlay arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoonka Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay  dardargelinta  doorashooyinka aqalka hoose.

Kulankaasi waxaa ka qeybgalay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dadban Avv. Cumar Dhegey, taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan  Xaamud iyo gudoomiyaha gudiga heer Qaran ee doorashooyinka 2020-ka Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yareey”.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Keating oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay iney muhiim tahay dedejinta doorashooyinka isagoo tilmaamay in muhiim ay tahay in la soo dhameystiro doorashooyinka aqalka hoose.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Avv. CUmar Dhegeey ayaa ka warbixiyay xaaladda doorashada iyo heerka ay iminka marayaan isagoo tilmaamay in doorashooyinku ay iminka marayaan heer gabagabo ah.

Kulanka ayaa looga dooday sidii loo hagaajin lahaa doorashooyinka loona soo dhameystiri lahaa xubnaha aqalka hoose si ay u doortaan guddoon baarlamaan kadibna madaxweyne ay u doortaan.

vlcsnap-2016-11-28-14h54m12s166 vlcsnap-2016-11-28-14h54m28s78 vlcsnap-2016-11-28-14h54m58s116 vlcsnap-2016-11-28-14h55m27s146 vlcsnap-2016-11-28-14h55m45s68 vlcsnap-2016-11-28-14h55m52s141 vlcsnap-2016-11-28-14h56m12s92 vlcsnap-2016-11-28-14h56m28s242 vlcsnap-2016-11-28-14h56m35s71 vlcsnap-2016-11-28-14h56m45s164 vlcsnap-2016-11-28-14h56m54s2 vlcsnap-2016-11-28-14h57m11s160 vlcsnap-2016-11-28-14h57m21s5 vlcsnap-2016-11-28-14h57m28s92 vlcsnap-2016-11-28-14h58m31s181

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo kulamo la qaatay madaxda Jubbaland

Next Post

RW ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan dowlad goboleedyada looga la tashanayay Qorshaha Horumarinta Qaranka (QHQ) SAWIRRO

Next Post
RW ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan dowlad goboleedyada looga la tashanayay Qorshaha Horumarinta Qaranka (QHQ) SAWIRRO

RW ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan dowlad goboleedyada looga la tashanayay Qorshaha Horumarinta Qaranka (QHQ) SAWIRRO

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In