Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlay doorka haweenka ee nabada oo Muqdisho lagu qabtay {SAWIRRI}}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlay doorka haweenka ee nabada oo Muqdisho lagu qabtay {SAWIRRI}}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Hay,ada Haweenka ee Cogwo ayaa waxaa lagu qabtay magalaada Muqdisho waxaana ka qayb galay masโ€™uuliyiin ka kala tirsan ururada bulshada rayidka ah iyo sidoo kale xubno ka socday ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed ujeedka isu imaatinkaan ayaana ahaa sidii loo dar dar galin lahaa doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dhismaha nabad iyo dowlad wanaagga .

Qaar ka mid masโ€™uuliyiinta ka socday ururrada rayidka ah ee ka qayb galay ayaa hadalo ka jeediyay kulankaas waxaana ay isku raaceen in door muuqda ay haweenku ka qadan karaan nabada iyo dib u dhiska dalka iyagoo isku raacay in muhiim ay tahay in la sii dar dar galiyo.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

โ€œUjeedada kulanka maanta waa dar dargalinta kaalinta haweenka eee dowlad wanaagga iyo nabada mar walba waxaa la yiraahdaa haweenka maxay u leeeyihiin dowlad dowlad maxay uga hadlaan dib ayaan ka soo sheegi doonaa taas waxaan si sharaf ku dheehan tahay maanta uga wada hadleenaa arimaha guud ee bulshadaโ€ayay tiri ruqiyo.

โ€œGabdhaha Soomaaliyeeed ee Muqdisho joogow hadaanaan anagu is tixgalin hadaanaan tan qaymaha leh qaymey leedahay dhihin hadaanaan mida sharafta leh sharafey leedahay dhihin oo midba mida kale xaasido wax noo suuraabaa malahan โ€œayay tiri caasho.

โ€œUrurada bulshada ee anagu aan ka mid nahay waxaan idiin balan qaadeynaa horana waan u soo difaacnay garoowe markii la joogay hadda ka bacdina waan idinla difaaceynaa waxaa idin hortaala dhaqan iyo maah maahyaal badan oo ay ugu horeyso gambooley geed ma tagtoโ€ayuu yiri abkow

Gudoomiye ku xigeenka ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Canab Xasan Cilmi oo gaba gabada ka hadashay kulankaas ayaa waxaa ay kula dar daarantay Haweenka Soomalaiyeed midnimo iyo iskaashi.

ย โ€œAnaga urur haween ahaan Qaran waan ku garab taaganahay waana kula shaqeyneynaa waxaana ka shaqeyneynaa shaqo kasta oo haweenka Soomaaliyeed leeyihiinโ€ayay tiri Canab.

1 2 3 4 5 6 7

Previous Post

Howlgal dad lagu qab qabtay oo Gaakacyo laga sameeyay

Next Post

tartan Qur’aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay

Next Post
tartan Qur’aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay

tartan Qur'aan aqris ah oo Buuhoodle laga furay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In