Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlay Doorka Jaamacada Carabta Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlay Doorka Jaamacada Carabta Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo looga hadlayay xoojinta xiriirka Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta Soomaaliyana ay qeyb ka tahay ayaa waxaa ka qeyb galayay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno,Wakiilo ka socday ururka Jaamacadda Carabta, iyo marti sharaf kale.

Kulanka oo la isku dhaafsaday fikrado kale duwan ayaa waxaa diirada lagu saaray iskaashiga wadamada jaamacadda carabta, iyo dar dar galinta doorka jaamacadda carabta ee la xiriira horumarka iyo dib u dhiska Soomaaliya oo mudooyinkii u dambeeyay ku tilaabsaneysay horumaro kale duwan oo dhinaca Dowladnimada ah.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Kulanka marii uu soo gabagaboobay kaddib ayaa waxaa Warbaahinta Qaranka la hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Cali Kadiye oo ka warbixiyay shirkii maanta, waxaana uu xusay in aad loo gorfeeyay doorka jaamacada carabta ee Soomaaliya, iyo sida loogu baahanyahay in ururkaasi uu garab istaago Dalkeena Hooyo.

Soomaaliya ayaa soo ceshatay karaamadii aduun weynaha ay ku laheyd, iyadoo hada Calankeena hooyo uu ka muuqda fagaarayaasha caalamiga ah Soomaaliyana saameyn ay ku leedahay aduunka, taasi oo qeyb ka ah horumarka dhinaca kasta leh ee waayihii u dambeeyay  wajahayay dalkeena.

IMG_1734 IMG_1735 IMG_1738 IMG_1739 IMG_1741 IMG_1742 IMG_1744 IMG_1747 IMG_1749 IMG_1750 IMG_1751 IMG_1752 IMG_1753 IMG_1755 IMG_1756 IMG_1757 IMG_1758 IMG_1759 IMG_1760 IMG_1761 IMG_1762 IMG_1763 IMG_1765 IMG_1766 IMG_1767 IMG_1768 IMG_1769 IMG_1770 IMG_1772 IMG_1773 IMG_1775 IMG_1776 IMG_1777 IMG_1778 IMG_1779 IMG_1781 IMG_1782 IMG_1783 IMG_1784 IMG_1785 IMG_1786 IMG_1787 IMG_1788 IMG_1789 IMG_1790 IMG_1791 IMG_1793 IMG_1794 IMG_1795 IMG_1796 IMG_1797 IMG_1798 IMG_1800 IMG_1801 IMG_1802 IMG_1804 IMG_1806 IMG_1807 IMG_1808 IMG_1809 IMG_1811 IMG_1812

Sawir Qaade:- Maxamed C/laahi Maxmed Feereysane

Previous Post

Shir lagu soo bandhigayo deeqaha waxbarasho oo ay Hindiya siiso dowladaha Afrika oo ay ku jirto Soomaaliya Oo Ka Furmay Nairobi”Sawirro”

Next Post

Deegaano Hoostaga Ceel Buur Oo Lagu dilay Maleeshiyaad Ka Tirsan Argagaxisada

Next Post
Amniga Ceelbuur oo laga hadlay

Deegaano Hoostaga Ceel Buur Oo Lagu dilay Maleeshiyaad Ka Tirsan Argagaxisada

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In