Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlay Horumarinta Waxbarashada Oo Lagu Qabtay Dhuusa Mareeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Dowladda federaalka ah oo si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhuusa mareeb{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo ahaa mid looga hadlayey dhiiri galinta waxbarashada iyo doorka Bulshadu ka qaadan karto ayaa lagu qabtay Magaalada Dhusamareb ee xarunta Gobolka Galgaduud waxaana ka soo qeybgalay aqoon-yahanada, macalimiinta iskuulada, ardayda, culuma udiinka, waxqarad iyo Bulshada qeybeheeda kale duwan.

Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Jaamacada Salaama University farceeda Gobolka Galgaduud gaar ahaan laanta ay ku leeyihiin Degmada Guri-ceel. Ugu horeynba waxaa madasha ka hadlay Prof: C/qaadir Ibraahim Maxamed oo ah isku xirka Gobolada ee Jaamacada Salaam waxa uuna ka warbixiyey u jeedada kulanka iyo hadafka laga leeyahay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Munaasabada ayaa isna waxaa ka hadlay Sh Axmed Ibraahim Jibriil oo ka mid ah Culima’udiinka Deegaanka waxa uuna sheegay in dhalinta maanta looga baahan yahay inay wixii tagay dadka ka daba geeyaan gaar aahaan dhinaca aqoonta.

Ugu dambeyn waxaa goobta ka hadashay Xaliimo Axmed Cali oo ku hadleysay magaca ardayda wax ka barata iskuulada Dhuusamareb iyadoo tilmaantay ardaydu xiliga ay iskuulada ka qalinjabiyaan baahida ay jaamacad u qabaan loona baahan yahay jaamacad agabkeedu u dhamaystiran yahay.

Kulankani ayaa waxa uu noqanayaa kii ugu horeeyey oo heerkani ah islamarkaana looga hadlayo horumamarinta waxbarashada iyo doorka Bulshadu ku yeelan karto kaa oo lagu qabto xarunta Gobolka Galgaduud ee Dhuusamareb ka soo qeybgalayaasha ayaana codsaday kulamada noocaan ah in lagu baahiyo guud ahaanba Gobolka.

Previous Post

Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Galmudug oo soo furtay ajaaniib afduub loo Heystay

Next Post

Koob La Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Gacanta Ee Heegan “Sawirro”

Next Post
Koob La Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Gacanta Ee Heegan “Sawirro”

Koob La Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Gacanta Ee Heegan "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In