Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlay Teyeynta Shaqaalaha Dowladda Iyo Bixinta Mishaaraadka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlay Teyeynta Shaqaalaha Dowladda Iyo Bixinta Mishaaraadka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka ayaa gudoomiyay shirkani oo  looga hadlay tayeynta Shaqaalaha Dowladda waxana ka qeyb galay Wasiirka Maaliyada, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Unuga Xiriirinta deeqaha xubna ka socday wasaardaha Qaar ee Dowladda iyo wafuud ka socotay Bangiga Aduunka Qaramada Midoobe iyo Midowga Yurub ayaa Diirada lagu saaray Tayeynta Hay’adaha Dowladda iyo dabagalka Balanqaadyo la xiriira in Dowladda Soomaaliya laga Taageero Bixinta Mushaaraadka Shaqaalah Dowladda.

Inta uu socday Shirkani oo maalin qaatay  waxa la isku weydaarsaday sida ugu Haboon ee loo horumarin karo Hay’ada Dowliga ah ee Soomaliya iyadoo loo marayo Tayeynta Shaqaalaha iyo bixinta Adeegyada Bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Raisul wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte  oo u waramay  Warbaahinta  Qaranka Sooomaaliya ayaa ka  warbixiyay Ahmiyadda shirka iyo wixi ka soo baxay.

Raisul wasaare ku xigeenka Dalka ayaa sidoo kale Sheegay in kulanka lagu Falanqeeyay Balanqaadkii Bangiga Aduunka ee Bixinta Mushaaradka Shaqaalaha rayidka ah ee 5 sana ee socota kaasi oo ka bilaabanayay Sandkani.

Shirkani ayaa ahaa kii ugu horeeyay oo ay yeesheen Guddiga Tayeynta Shaqaalaha Dowlada waxaana uu qeyb ka ahaa Dadaalada Xukuumada Soomaaliya ay ku doonayso in lagu horumariyo adeegyada Bulshada iyadoo ka Faa’idaysa Deeqaha Caalamka.

IMG_1510 IMG_1516 IMG_1518 IMG_1532 IMG_1534 IMG_1537

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta Iyo Duqa Magaalada Oo Ka Qeybgalay Dabaal Degga Aas Aaska Radio Kulmiye “SAWIRRO”

Next Post

R.Wasaare Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah.  

Next Post
R.Wasaare Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah.   

R.Wasaare Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka ah.  

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In