Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlay xal u helidda shaqo la aanta heysata dhallinyarada oo lagu qabtay Baydhabo

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlay xal u helidda shaqo la aanta heysata dhallinyarada oo lagu qabtay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan Dood aqooneed ah oo looga hadlaayey xal u helidda Baahiyaha Shaqa la aaneed ee Haysata Dhalinyarada Koonfur Galbeed Ayaa ayaa lau qabtay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Kulankan oay ka a Soo qeybgaleen dad u ibadnaa ardada Jaamacadaha iyo Aqoonyahano kale Waxaana Su aalo lagu Weydiinaayey Wasiiradad Wasaaradaha Shaqada iyo Iyo Shaqaalaha Ganacasiga iyo Khabiiro Kashaqeeha Arimaha Shaqaaleysiinta Dhalinyarada

Related posts

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026

Wasiirka wasaarada Shaqadha iyo Shaqaalaha koonfur Galbeed Faysal Xasan Cali iyo wasiirka Ganacasiga mudane maxamed Xasan Cali ayaa iyaga oo ka jawaabaya so aalihii Dadweynaha sheegay in ay wadaan mashaariic lagu yareynaayo Shaqo yarida Dhalinyarada

Cabdi isxaaq iyo injineer yuusuf oo ahaa Kabiiro inta badan ka shaqeeya kor u qaadista awooda dhalinyarada ayaa Dhankooda sheegay in ay jiraan fursado badan oo dhalinyarada ay iskaluminayaa oo loobahanyahay in ay ka faa iideystaan

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaankii Soomaaliyeed ee Daa’uud Cali Masxaf

Next Post

Xiisado ka taagnaa deegaanno ka tirsan Galmudub oo la soo afjaray

Next Post
Xiisado ka taagnaa deegaanno ka tirsan Galmudub oo la soo afjaray

Xiisado ka taagnaa deegaanno ka tirsan Galmudub oo la soo afjaray

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

Meydka Wariye Maxamed Aweys Muudey oo maanta Salaaddii Janaasada lagula tukaday Muqdisho

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In