Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan looga hadlayay arrimaha Federaalka iyo xuduudaha oo Cadaado lagu qabtay-sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
kulan looga hadlayay arrimaha Federaalka iyo xuduudaha oo Cadaado lagu qabtay-sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan looga hadlayay arrimaha xuduudaha iyo Federaalka ee maanta Cadaado lagu qabtay ayaa waxaa soo qabanqaabiyay gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo wasaaradda arrimaha gudaha iyo dawladaha hoose ee dawlad goboleedka Galmudug.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Kulanka oo ay ka qaybgaleen madaxda gudiga xuduudaha, mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo xubno ka socday bulshada rayidka ah ayaa waxaa diiradda lagu saaridoonaa arrimaha Federaalka, xuduudaha iyo aragtiyada bulshadu ka qabaan.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dawladaha hoose ee Galmudug, Jaamac Xassan Salaad, ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid xilli muhiim ah ku soo aaday.

Gudoomiye ku xigeenka gudiga madaxa banaan ee xuduudaha, Muuse Waxgaard C/llahi, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay aragtiyo kala duwan ka qabaan Federaalka, taasna ay keentay in la badiyo wadatashiyada lagu aragti waydiinayo shacabka Soomaaliyeed.

DSC07650 DSC07651 DSC07657 DSC07660 DSC07665 DSC07670 DSC07672 DSC07673 DSC07676

W/D: Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Shir looga hadlayay iskaashiga iyo horumarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Turkiga oo Soomaaliya ugu deeqday $ 2 Milyan bil kasta

Next Post
Maxaad kala socotaa sababaha dhaliyay weerarka Turkigu ku qaaday ururka PKK

Turkiga oo Soomaaliya ugu deeqday $ 2 Milyan bil kasta

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In