Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay daryeelka naafada oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay daryeelka naafada oo Cadaado lagu qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
Kulankan oo looga hadlayay daryeelka Naafada ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka daryeelka naafada Gobolada dhexe, iyadoo ay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan golaha wasiirada Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo qaar ka mid ah dadka lixaadkoodu dhimanyahay ee Cadaado ku nool.
Xubno ka mid ah naafada oo kulankaas ka hadlay ayaa sheegay in xilligan duruuf kala duwan ay la nool yihiin naafadu aysana jirin cid ka war qabta.
Xaawa abtidoon Kadiye oo ka mid ah bulshada rayidka ah ayaa sheegtay inay muhiim tahay in bulshadu ku baraarugto xaalada naafada oo dhaqaalo aruurin loo sameeyo.
Axamed Cabdi Aaxamed  oo xubin ka ah ururka kulankan soo qabanqaabiyay ayaa sheegay in qaar badan oo ka mid ah naafada ay noloshooda kaabi karaan hadii waxbarasho iyo xirafado loo abuuro.
Wasiirka gargaarka bini’aadanimada iyo daryeelka Naafada dawlad goboleedka Galmudug Shire Xirsi oo kulankaas ka hadlay ayaa sheegay in wasaaradu ay siyaasad iyo xeerar lagu dhawrayo xuquuqda naafada ku hawlantahay.
Ugu dambayn 20-ka mid naafada ayaa loo qaybiyay lacago kaalmo ah oo xubnaha ururka daryeelka naafadu iska soo aruuriyeen.
DSC02481 DSC02483 DSC02486 DSC02494 DSC02495 DSC02497 DSC02498 DSC02502 DSC02507 DSC02511 DSC02512 DSC02522 DSC02525 DSC02529 DSC02531 DSC02532 DSC02533 DSC02534 DSC02537

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee  indonesiya Oo La Kulmay Safiirka Mareykanka Ee Dalkaasi

Next Post

Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaq oo booqday Xaruunta Guud ee Caafimaadka Xoolaha Dalka Suudaan

Next Post
Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaq oo booqday Xaruunta Guud ee Caafimaadka Xoolaha Dalka Suudaan

Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaq oo booqday Xaruunta Guud ee Caafimaadka Xoolaha Dalka Suudaan

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In