Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha G/Hiiraan oo lagu qabtay Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha G/Hiiraan oo lagu qabtay Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday qeybaha bulshada gobolka, aqoonyahanno iyo hey’adaha gargaarka, waxaana looga hadlay sida loo horumarin karo wax soo saarka dalagyada beeraha, ganacsiga  iyo sidii loo abuuri lahaa koboc dhaqaale oo mug leh.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Macalin Cismaan Cabdi Qalafoow oo ah guddoomiyaha degmada Beledweyne oo ka hadlay kulanka ayaa tilmaamay in horumar dhaqaale lagu gaari karo wada shaqeynta maamulka iyo bulshada, isagoo ka codsaday bulshada iney maamulka kala shaqeyaan dhinaca horumarka dhaqaalaha.

“Waxaan diyaar u nahay hadaan nahay maamulka degmada Beledweyne inaan horumarino adeegyada bulshada waxqabadkeenana aan tusno hey’adaha gar gaarka si ay u arkaan waxqabadkeena’  ayuu yiri gudoomiyaha degmada Beledweyne.

Intii uu kulanka socday ayaa la isku weydaarsaday afkaar iyo tusaalooyin lagu gaari karo horumarka dhaqaaleaha gobolka Hiiraan, kuwaasoo ay ka mid ahaa ahaayeen in Shaqooyin la abuuro,  ganacsiga oo la dhiirigeliyo lana helo suuqyo hufan, in la helo maalgashi bartilmaameed leh iyo arrimo kale.

 

 

Previous Post

Yuusuf Garad oo wareysi la yeeshay Khubaro soomaliya u matalaya Dacwadda Badda

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In