Saturday, September 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay kalinta haweenka ee Warbahinta oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay kalinta haweenka ee Warbahinta oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo looga hadlayay  kaalinta ay warbaahinta ay ku leeyahiin haweenka iyo caqabadaha ay la kulmaan ayaa maanta  lagu qabtay magaaladda Muqdisho  Aydoo ay ka soo qeybgaleen  qaar ka mid ah madaxda warbaahinta ka howlgashay  magaaladda muqdisho, suxufiyiin ka kala socda ururada warbaahinta iyo martisharafkale kulankasi oo ay soo qaban qaabisay hay,ada Relief International oo dhanka tababarada ka caawisa wariyaasha.

Qaar  ka mid ah ka qeyb galayaasah kaulnkaasi   ayaa ka hadlay  Dowr wanaagsan ay  haweenka ku leeyahiin warbaahinta iyo caqabadaha la gudboonaada  waxayna sheegeen in dhibaatadda uga wayn  dumarka
warbaahinta ay uga wayntahay marka ay ku soo biirayaan  saxaafada oo ay ku adag tahay in si fudud ay shaqo ku helaan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Leyla Cusmaan Maxamuud  oo ka mid ah wariyaasha   ka howlgala magaaladda muqdisho isla markaana  mudo saxaafadda ku  jirtay ayaa ka sheekaysay caqabadda ay   gabdhaha ka haysta saxaaafadda iyo dhinca
hormarka ay  dumarka  ku leeyahiin  warbaahinta .

“Dagaalo badan oo aan ak soo gudubanay ayaa waxaa ka mid ahaa  dadkii Newka ahaa   oo ahdana maamulka  Idaacadda Honr Africa  ay u ogalaadeen  in ay  warar ka soo tabiyaan ayna suurta gashay anigaa gabar ah  deeganadaasi anigoo gabar ah  oo aan ka shaqeeyo  meel dhibaato ka jirto aadna dareemi kartiin aan warka ka keno labo  dhinca oo ay adagtay  ayna  caqabda tahay labada dhinca  dhabtii marka  laga hadlaayo  dhibaatooyinka ay soo mareen  gabdhaha  dhanka shaqada wax badan ayee ahayd  waa ayna la dhihi   karaa way ka shaqa  badan yahiin
wayna ka dadaal badan yahiin Ragga  marka loo eego xaalada iyo wax ay soo gudbonayeen .

Gudoomiyaha Ururka saxafayiinta Haweenka SWJ  Farxiyo Maxamed Kheyre. Ayaa sheegtay in  maamuladda qaar ee warbaahinta ay hada fahmeen in ay gabdhaha  qabankaraan waxa ay qabtaan wiilasha Soomaaliyeed ee wariyayaasha la ah.

“Dhanka maamuladda warbaahinta  qaar kood aan aaminsaneen in gabdhab aansan shaqayn Karin  lakiin alxadulaahi  muda ka dib maamuladda warbaahinta qaar kood wax ay fahmeen in gabdhaha ay shaqayn karaan wax ay qabtan raga si ka wanaagsan  inkastoo ay numabarka maamuladaasi ay aad u yar yahiin   hadana  ay wanaagsan lahaaneed  inmaamulada dhaam ay  fahmi lahaayeen in gabdhaha  ay wax walbo ay qabsan lahaayeen”ayay tiri Kheyre.

Xasan  Cabdiqaadir  Ciise  oo ku hadlayay  Magaca  hay,adda  soo qaban qaabisay kulanka ayaa sheegay in   dhawaan ay hirgelin doonan machad lagu tababaro wariyaasha isla markaana  hay,adda ay ka  go,an tahay hormarinta  warfidiyeenadda somaaliyeed .

“Waan kaliya aan idinku soo koonayaa  inaa aas aasan xarun lagu tababaro wariyaasha  xaruntasi tababarka ah in ay ka faa iidaystaan waxaa laga dhisay meel aan  naga fogeen    jaamcada muqdisho agteeda waan qalabayn  waxaana lagu baryaan   kaamirada editerka hadii ay ahaan laheeyn IT.Waana in ay qaataan  tababar buuxda  waxaana ka
rajaynaa ururka saxafiyiinta gabdhaha in ay ka faa iidaystaan tababarka”ayuu yiri.

Previous Post

Ifraax Axmed oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay {SAWIRRO}

Next Post

Xukuumada oo ku howlan dajinta sharci u gaar ah qaxootiga Yemen ka imaanaya

Next Post
Golaha Wasiirada oo ka doodaya qorshaha Xukuumadda ee 100-ka Maalmood “SAWIRRO”

Xukuumada oo ku howlan dajinta sharci u gaar ah qaxootiga Yemen ka imaanaya

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In