Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga hadlayay Mustaqbalka Horumarinta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Lagu Qabtay Nairobi”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga hadlayay Mustaqbalka Horumarinta Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Lagu Qabtay Nairobi”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Axmed Al-Hendaawi ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabisan arrimaha dhallinyarada ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wasiirada dhallinyarada ee maamulada Puntland Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

Waxaa sidoo kale kulankan goob joog ka ahaa xubno matalayey hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Ururrada dhallinyarada rayidka ah, waxaana la iskula soo qaaday sidii la isula meel dhigi lahaa ajandayaal lagu horumarinayo dhallinyarada, waxaana fikradahooda la dhagaystay dhamaanba Wasiiradii ka qayb galay kulanka, iyadoo ugu dambayntiina uu khudbad dheer halkaasi kaso jeediyey ergayga gaarka ee xoghayaha qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha dhalinyarada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Markii uu soo idlaaday kulankan ayaa warbaahinta uga warbixiyey Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga Mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan ( Nuux ) waxana uu sheegay in Soomaaliya ay shirkan la tagtay siyaasad cad oo ku wajahan sida loogu jiheyn lahaa dhallinyarada Soomaaliyeed dhanka horumarka, isla markaana loogu abuuri lahaa fursado shaqo.

Kulankan ayaa daba socda kulamo dhawr ah oo lagaga arinsanayey horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay horay u yeesheen intabadan dhinacyada kasoo qayb galay, kuwaasi oo lagu qabtay gudaha dalka Soomaaliya.

IMG_0001 IMG_0003 IMG_0004 IMG_0008 IMG_0010 IMG_0011 IMG_0012 IMG_0013 IMG_0027 IMG_0028 IMG_0029 IMG_0031 IMG_0037 IMG_00041 IMG_0046 IMG_0055 IMG_0059 IMG_00381 IMG_00401 IMG_00451 IMG_00471 IMG_00701

Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi(Somali)

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Ogeysiis: Shirweynaha Watashiga soo dhaweynta Dowlad goboleedka Galmudug ee Stockholm

Next Post
Qaabka Ay U Dhaceyso Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug Oo La Soo Saaray

Ogeysiis: Shirweynaha Watashiga soo dhaweynta Dowlad goboleedka Galmudug ee Stockholm

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In