Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay musuq maamusaqa oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay musuq maamusaqa oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo looga hadlayey la dagaallanka musuq maasuqa iyo kor u qaadidda isla xisaabtan oo uu soo qaban qaabiyey xafiiska handti dhowraha ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaanno, ururda bulshada rayid ah iyo culimaa’u diin

Dhanacyadii ka qeyb galay kulanka ayaa su’aalo ku qatuma la dagaallanka musuq maasuqa waxa ay weydiyeen hanti dhowraha Qaranka Dr Nuur Faarax, isaga oo uga jawaabayey su’aalaha ay weydiiyeen ka qayb galayaasha

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xildhibaan Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid ah guddiga maaliyadda baarlamaanka ayaa soo jeediyey dhibka uu lee yahay musuq maasuqa iyo sida looga hor tagi karo

Cabdulaahi Gacal Abgow oo ku hadlayey magaca ururada bulshada ayaa isna sheegay in marka horaba loo baahan yahay la fahan san yahay dhibka uu lee yahay wax lun siga, isla markaana lala dagaallamo musuq maasuqa.

Hanta dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliyeed Dr Nuur Faarax  oo soo xeray kulanka ka adkaanshaha musuq maasuqa ku saleeyey kaliyah in looga gudbi karo wada shaqayn dhexmarta shacabka Soomaaliyeed iyo ha’adaha dowliga ah.

DSC00386 DSC00387 DSC00396 DSC00403 DSC00405 DSC00406 DSC00407 DSC00408 DSC00411 DSC00415 DSC00416 DSC00417 DSC00418 DSC00419 DSC00422 DSC00425 DSC00427 DSC00431 DSC00438 DSC00439 DSC00442 DSC00448 DSC00449 DSC00452 DSC00454 DSC00455

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay weerar ciidamada Qaranka iyo AMISOM fuliyeen

Next Post

Wasiirka caafimaadka oo kormeertay qeybta saalada ee isbitaalka Madiina”SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka caafimaadka oo kormeertay qeybta saalada ee isbitaalka Madiina”SAWIRRO”

Wasiirka caafimaadka oo kormeertay qeybta saalada ee isbitaalka Madiina"SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In