Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay Nabedgalyada Degmada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay Nabedgalyada Degmada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ay soo agaasimeen qaybaha Bulshada ayaa waxaa kala qayb galay mas’uuliyiin ka tiirsan maamulka degmada iyo Ugaas Axmed Bare Cali waxaana looga hadlay xaaladda ammaan ee degmada oo maalimihii u dambaysay ay ka dhacayeen dilal, kuwaasi oo hoos u dhigay amniga degmada iyo ganacsiga.

Xubno ka tirsan ganacsatada degmada, Culimaa’udiin iyo dhallinyarada oo lahaa diyaarinta kulanka looga hadlayay xaaladda nabedgalyo ayaa xusey in ay kordheen dilalka qorsheysan bishii ina dhaaftay, waxaana dilal kaasi lala beegsaday dad kor udhaafaya 10.ruux

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Madaxa Arrimaha Bulshada maamulka Degmada Muuse Maxamed Axmed oo kulanka daah furay ayaa ugu baaqay ka qayb galayaasha kulanka in la daarso marxaladda si loo wajaho xalka.

Xubno ka tirsan ka qayb galayaashii kulanka oo isugu jira Ganacsato, Dhallinyaro iyo odayaal ayaa ka hadlay Xaaladda nabedgalyo, waxayna soo dhaweeyeen dadaalada socda ee la xariira Nabadda.

Sheekh Cali Mahad oo ka mid ah ganacsatada degmada, Liibaan Daahir Xaashi iyo Nabadoon Yuusuf Shire ayaa ugu baaqay dadka Deegaanka in laga wada qayb qaato Nabadda, si looga hortago dadka falalka dilka ah geysanaya.

Ugu Dambayn Ugaas Axmed Barre oo soo xiray kulanka ayaa ugu baaqay in ay joojiyaan dadka deegaanka dilalka dhexdooda ku salaysan.

DSCN0697  DSCN0699 DSCN0699_1 DSCN0704 DSCN0708 DSCN0710 DSCN0716 DSCN0722 DSCN0729 DSCN0732 DSCN0735 DSCN0738Cabdikariin Axmed Bulxan : Caabudwaaq

Previous Post

Deg Deg : Qarax qasaaro geystay oo ka dhacay dhawaan magaalada Muqdisho.

Next Post

Sawirro: Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaliya

Next Post
Sawirro: Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaliya

Sawirro: Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaliya

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In