Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay sidii bulshada loogu wacyigalin lahaa qaadashada talalka COVID-19 oo Gaalkacyo Ka dhacay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay sidii bulshada loogu wacyigalin lahaa qaadashada talalka COVID-19 oo Gaalkacyo Ka dhacay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo gacan ka heleysa hay’adda I.R.C ayaa soo agaasintay kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa qatarta halista COVID-19 Iyo faa’idada talalka uu uleeyahay ka hortaga cudurka ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo ay qeeb Ka ahaayeen howl wadeennada caafimaadka, Iyo xubno matalayay qeebata kala duwan ee bulshada reer Gaalkacyo ayaa Waxaa ugu horeen hadal Ka jeediyay isuduwaha Wasaaradda caafimaadka Galmudug ee degmada Gaalkacyo Mudane Cabdikariim Abshir Ciise isagoona tilmaamay in talaalku uu door wanaagsan ka qaadan karro dagaalka lagula jiro cudurka halista ah ee COVID-19, loona baahanahay in bulshadu ay u si sax ah u qaadato.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Geba gabadii kulanka Waxaa madasha kulanka talooyin Ku aadan qaadashada talalka Ka soojeediyay dhaqaatiirta caafimaadka, culimaa u diinka madasha ka soo qeybgalay, iyadoo su’aalo la xariira sida ugu haboon ee loo wajahayo ka hortaga xanuunkaasi bulshadii ka soo qeyb gashay ay ku weydiiyeen dhaqaatiirtii caafimaadka ee madasha ku sugnaa

Previous Post

Booliska NewZealand oo toogtay nin weerar geystay oo ay ku sheegeen inuu ahaa argagixiso

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Alle ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Alle ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Alle ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi "SAWIRRO"

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In