Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayo Horumarinta iyo Hal-abuurkiisa oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo Horumarinta iyo Hal-abuurkiisa oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hormarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa waa mid meel sare ka jooga Madaxda Qaranka kuwaas oo si-weyn u dhiiri galiya Barnaamijyada looga hadlayo qaabka Hormarinta Afka Soomaaliga.

Barnaamijkan ayaana ka mid ah kuwa looga hadlayo sidii jiilka soo koraya dhaxal wanaagsan u heli lahaayeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa soo qaban qaabiyey Akadeeye-goboleedka Af-Soomaaliga iyada oo kaashaneysa Warbaahinta Qaranka.

Waxaa ka soo qeyb galay Daahfurka Gudoomiyaha Aqalka Sare, Wasiirka Warfaafinta, Qubaro dhanka Af-Soomaaliga ah oo kala duwan, Golaha Abwaannada Soomaaliyeed, Madaxda Tiyaatarka Qaranka iyo Dhalinyaro ka shaqeeya Horumarinta Luqada Hooyo.

“Madaxda Qaranka ayaa howl badan ka qabtay in la sameeyo Xarunta Afka Hooyo taasna waxaa ay noo suurto galisay in wax badan noo qabsoomaan waana waxa Soomaaliya Meel Wanaagsan ku gaari karto Runtii” ayuu yiri Dr.  Maxamed Daahir Afrax Madaxa Xarunta.

Jaamacadda Ummadda ayaa ka mid ah Xarumaha qeyb fiican ka qaadanaya Horumarinta Af-Soomaaliga.

Prof. Maxamed Axmed Jimcaale oo ah  gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda ayaa yiri
“SLY markii ay jirtay rag ayaa kashaqeynayey Afka Soomaaliga waana xili hore intii Dowladii kacaankana waxaa ay qorka Afka Hooyo waxaana laga dhaxlay waxa aad hada aragtaan runtii taas muhiimad gaar ah ayey ii leedahay taas”.

Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dad weynaha ee Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan (Ingeer Yariiso) ayaa sheegay in arrintan Muhiimad gaar ah u leedahay Wasaaradda Warfiinta iyo Guud ahaan Dalka.

“Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Golaha Murtida iyo Madadaalada dhawaan ayaa lagu sameyn doonaa Dayactir waxaana ay qeyb muhiim ah ka qaadan doontaa arrimaha Hormarinta Af-Soomaaliga”.

Gudoomiyah Aqalk Sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa Daahfuray Madasha waxaana uu sheegay inay haboon tahay in markasta laga Shaqeeyo waxyaabaha fiican.

“Waxaan daahfuray Madasha Akadeemiyada Afka Soomaaliga waxaana haboon markasta in aan ka shaqeyno waxyaabaha fiican meelna aan iska dhigno waxyaabaha xun xun”.

Waxyaabaha la doonayo ayaa ah in la sameeyo kulamo Bilayaal ah kuwaas oo dhamaan lagu qabanayo Gobolada Soomaaliya waa mid ka mid ah Qorshayaasha Akadeeniyada.

?
?
?
?
?
?
?

 

Previous Post

Daawo: Munaasabada daah furka dib ula soo noqoshada maamulka Hawada Soomaaliya oo hadda ka socoto Muqdisho

Next Post

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray xarunta maamulka hawadda Soomaaliya

Next Post
Daawo Sawirrada: Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray xarunta maamulka hawadda Soomaaliya

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray xarunta maamulka hawadda Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In