Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayo Sharciga Shaqaalaha Rayidka oo ka Socda Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayo Wax ka badalis lagu sameeyay sharciga shaqaalaha rayidka oo maanta ka socda Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda Dowlad Gobolleedyada Dalka Kajira iyo kuwa aanan wali dhismin, Guddiga Shaqaalaha Rayidka Xubno ka socda Gobolka Banaadir iyo Marti Sharaf kale.

Sharciga Shaqaalaha Rayidka  oo shaqeynayay muddo 10 sano ah ayaa maanta la filayaa in laga wada hadlo sidii wax ka badalis loogu sameyn lahaa maadaama xilliyo kala uwan lagu soo shaqeeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka ayaa guddi Dhawaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay u xilsaartay dib u eegista Sharcigaan ay ku soo bandhigi doonaan wax ka badalis ay sharcigaan ku sameeyeen. Iyadoo intaa kadibna Mas’uuliyiinta jooga Madasha ay  kawada hadli doonaan aragtidooda ku aadan wax ka badalistaan.

Kulanka looga hadlayo Dib u Eegista Sharciga Shaqaalaha rayidka ayaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo 23 bishaan oo ku beegan Maalinnimada arbacada ah, iyadoo Sharcigaan  uu dhowrayo Sharafta iyo Qiimaha Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa Dowlad  Gobolleedyada dalka ka jira.

Previous Post

Shirka Baarlamannada Adduunka oo ka socda Sambiya

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ku wajahan Cadaado

Next Post
Wasiir ku-xigeenka  Wasaaradda Qorsheynta oo ku wajahan Cadaado

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ku wajahan Cadaado

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In