Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan loogu baroor diiqayay Allaha u naxariistee Maxamed Aadan Guuleed “Caano-geel” oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Kulan loogu baroor diiqayay Allaha u naxariistee Maxamed Aadan Guuleed “Caano-geel” oo xalay lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeybgalay kulan loogu baroor diiqayay gudoomiye ku xigeenkii gobolka “Caano geel” oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay hotelka Centeral ee Muqdisho.

C/qaadir Maxamuud Dhalxa oo ah agaasimaha xafiiska guydoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ka sheekeeyay taariikh nololeedkii Allaha u naxariistee “Caano geel” , wuxuuna ku tilmaamay in uu ahaa mas’uul sharaf iyo karaamo ku dhex lah bulshaweynta Soomaaliyeed, wuxuuna u rajeeyay in Jannadii Fardowsa Alle ka waraabiyo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee caanka ka ah dalkeenna oo munaasabadaasi ka hadlay ayaa sheegay ineysan Diinta Islaamka ogoleyn falalka ay kooxda shabaab ku baneysanayaan dhiigga dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah.

Allaha u naxariistee Gudoomiye ku xigeenki dhinaca siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano geel ayaa ka mid ahaa dadkii Jimcihii la soo dhaafay ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Masjid ku yaala Hotelka Centeral ee magaalada Muqdisho.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo kulamo la leh bulshada ku nool Buurhakaba

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo kulamo la leh bulshada ku nool Buurhakaba

Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo kulamo la leh bulshada ku nool Buurhakaba

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In