Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan loogu ducaynayay Shuhadadii Soobe 2aad oo lagu qabtay Magaalada MuqdishoΒ 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Kulan loogu ducaynayay Shuhadadii Soobe 2aad oo lagu qabtay Magaalada MuqdishoΒ 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isku soo bax loogu ducaynayay Shacabkii ku shihiiday Isgooska Soobe 29-October 2022 oo Lagu qabtay isla goobtii uu weerarku ka dhacay sanad ka hor maanta oo kale.

Munaasabaddaan oo sidoo kale lagu muujinayay sida aysan bahda Waxbarashada u niyad-jabineynin beegsiga Khawaarijta dooneysay bulsho aan waxba baran oo ay dulleystaan ayay si weyn kaga soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada caasimadda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Wasiiradda Cafimaadka,Waxbarashada,Arrimaha gudaha, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Maaliyadda, iyo Mas’uuliyiin kale oo kala duwan.

Cabdiladiif Badawi madaxa kacdoonka Guul Ama Geeri ” Khawaarijta waa nagu dhex noolyihiin, hadaanan iska qaban waana dilayaan, iyagana waa is dilayaan oo nafteena iyo tooda waa ku cadow.”

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada XFS ” Khawaarijta Waxbarasho nooma diidi karaan, waana jabeen israacis ayaay u baahan yihiin.”

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ” Qaraxa Soobbe 2 waa ka duwan yahay qaraxyadii kale u jeedkooduna waxow ahaa inay dumiyaan Waxbarashada dalka,Alxm taas uma suuragalin oo way ku guul dareesteen khawaarijta”.

Kummanaan shacab ah ayaa iskugu soo baxay isgooska Soobe si ay ugu duceeyaan shuhadadii Soobe 2aad oo maanta ku aadaneed,ayadda oo ay tahay Muqdisho maanta maalin roobaad ayayna isku soo baxa ducada ah ku dhacay jawi nabadeed.

Previous Post

PM Hamza receives Director of WFP for Eastern Africa

Next Post

Bankiga Ziraat Katilm ee dalka Turkiga oo laan ka furtay Soomaaliya

Next Post
Bankiga Ziraat Katilm ee dalka Turkiga oo laan ka furtay Soomaaliya

Bankiga Ziraat Katilm ee dalka Turkiga oo laan ka furtay Soomaaliya

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In