Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Mahadcelin Ah Oo La Xiriirta Mideynta Jaamacadda Ummadda iyo Maakhir Oo Lagu Qabtay Badhan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan Mahadcelin Ah Oo La Xiriirta Mideynta Jaamacadda Ummadda iyo Maakhir Oo Lagu Qabtay Badhan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir ay isugu yimaadeen Bulshada degmada Badhan ee Gobolka Sanaag iyo waxgaradka deegaankaasi hormuud u ahaa ayaa lagu dhoweeyey Midaynta Jaamacadda Ummadda iyo Maakhir,  kaddib markii dowladdu Soomaaliya ay Maakhir u aqoonsatay faraca Puntland ee  Jaamacada Ummadda, waxaana kulanka goob joog ka ahaa Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madax ka socotay Wasaarada Waxbarashada Puntland, Wakiilo ka kala socotay Jaamacadaha Ummadda iyo Maakhir,

Intii uu shirku socday waxaa la bogaadiyey horumarada ay ku talaabsatay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ka midyihiin mashaariic ay dowladu ka wado gobolka Sanaag, taasi oo ay ka midtahay ka qayb qaadashada laamiga isku xiraya Ceel-Daahir ilaa Ceerigaabo, ee Waqooyi ilaa Bari, wadada laamiga ah ee Sheerbi iyo Dhahar, Cusbitaal gawaarida gurmadka deg deg ah iyo Suuq laga dhisayo Badhan,

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Waxgaradkii Madasha ka hadalay ayaa  ayaa u mahadceliyey Danjire Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo deegaan doorashadiisu ay tahay Gobolka Sanaag, kaasi oo fududeeyey mashaariicda ka socota Gobolkaasi

Dadka deegaanka Xildhibaanada kale ee ku metela kuraasta Gobolka ayey ugu baaqeen iney deegaannada dib u soo fiiriyaan oo ay noqdaan kuwo ficil u bedela metalaadda shacabka dhowraya waxqabadkooda, waxay tilmaameen iney jiraan baahiyo aas aasi ah oo ladoonayo iney dabooshu Dowladdu xubnaha metelaana ay xogtooda qaadaan,

Previous Post

Agab Waxbarasho Oo La Gaarsiiyay Deegaanka Toore Oo Ka Tirsan Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Federaalka Oo Laga Codsaday Inay Gurmad Caafimaad Gaarsiiso Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Federaalka Oo Laga Codsaday Inay Gurmad Caafimaad Gaarsiiso Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Dowladda Federaalka Oo Laga Codsaday Inay Gurmad Caafimaad Gaarsiiso Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In