Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Mahadcelin ah oo loo sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Maamulka Gobolka Banaadir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Kulan Mahadcelin ah oo loo sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka amniga Maamulka Gobolka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyeyaasha Dhallinyarada Degmooyinka Gobalka Banaadir oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobalka Banaadir Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa Xaruntooda Dhallinyarada Gobolka ee Degmada Shangaani kulan Mahadcelin ah ugu sameynay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobalka Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh),

Guddoomiye Yabooh oo horay kulamo ula qaatay Guddoomiyeyaasha Dhallinyarada Gobalka Banaadir ayey ugudbiyeen tabashooyin ay qabeen oo ah dhanka xuquuqda shaqaalenimo iyo mid dhaqaale intaba.

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

Guddoomiye Yabooh ayaa tabashadaas u gudbiyay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale  isla markaana si dhaqsi leh looga soo jawaabay, Iyadoo Guddoomiyaasha Dhallinyarada Degmooyinku maanta la mid yihiin mas’uuliyiinta kale ee Degmooyinka.

Ugu danbeyn Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Mohamed Ahmed Yabooh ayaa Gudoomiyaasha Dhalinyarada Degmooyinka Gobalka Banaadir ku bogaadiyey in si wanaagsan loola shaqeeyo Masuuliyiinta Degmooyinka si gaar ah Saraakiisha Amniga si loo xaqiijiyo Amniga caasimadda.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay xubno Wasiirro ah

Next Post

Kukan looga hadlayay soo daadgureynta muwaadiniinteena ku xaniban Suudaan oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kukan looga hadlayay soo daadgureynta muwaadiniinteena ku xaniban Suudaan oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kukan looga hadlayay soo daadgureynta muwaadiniinteena ku xaniban Suudaan oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In