Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan su,aalo lagu weydiiyay wasiirka batroolka oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
kulan su,aalo lagu weydiiyay wasiirka batroolka oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan Su’aalaha lagu weydiinayay wasiirka batroolka iyo macdanta xukuumada Soomaaliya ayaa waxa lagu qabtay xarunta Jaamacada SIU qaybteeda KM4 waxaana ka qayb galay ardada jaamacada iyo macalimiinta Jaamacada .

kulanka waxaa wasiirka looga dhageestay warbixin dheer oo uu uga hadlay kheyraadka dalka iyo qabka wasaaradiisu ay u wajahayso in bulshada Soomaaliyeed ay ka faa’iideystaan Kheyraadka dalka  ardada ayaa su’aalo waxaa ay ka weydiiyeen wasiirka arimaha shidaalka dalka iyo shirdaha shisheeye ee maamul goboledyada heshiisyada la galaya iyo doorka wasaaradiisa ee arimaha shidaalka iyo macdanta  sidoo kale muranka badda Soomaaliya iyo Kenya u dhexeeya iyo arrimo kale .

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wasiirka wasaarada Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Muqtaar ayaa ka jawaabay su’aalihii laga weydiiyay howlaha shaqo ee ay wasaaradiisu u xilsaarantahay waxaana uu sheegay in hadda wasaaradu wado dadaalo ay ku ogaaneyso macaadinta ku jirta dalka Soomaaliya iyo sidii ay bulshadu uga faa’iideysan lahayd .Cod

“Macnaha runtii Soomaaliya macdanta baaritaankii ugu roonaa waxaa la sameeyay 1965 ilaa 1975 UNDP ayaa sameysay ayaan dhexdaas ah waan is aragnay wada hadalna waa noo socdaan  hay’ado kala duwan oo aan rabno  run ahaan xagga macdanta Soomaaliya maxaa ku jira micnaha gees ka gees in aan ogaano hadaaya waa waxaan ka hadleynay daatada waa wax muhiim ah “ayuu yiri wasiirka .

Previous Post

Madaxweynaha Talyaaniga oo Soomaaliya ugu hambalyeeeyay xuska 1 July

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiisyo cusub oo ciidanka cirka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiisyo cusub oo ciidanka cirka “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga oo xariga ka jaray xafiisyo cusub oo ciidanka cirka "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In