Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan wadatashi oo ku saabsan xeer nidaamiyeyaasba Hay’adda Socdaalka oo ka furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Kulan wadatashi oo ku saabsan xeer nidaamiyeyaasba Hay’adda Socdaalka oo ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay  kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo bixinta xeer-nidaamiyayaasha lagu dhaqayo sharciyada dhaqangalka ah ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana loo qabtay Saraakiisha, xirfadlayaasha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Wasiirka ayaa kula dardaarmay madaxda sare iyo Saraakiisha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda inay ka faa’ideystaan fursadda loo siiyay 4-ta maalmood in ay ku soo saaraan Xeer-nidaamyeyaasha labada sharci ee dhaqangalka ah.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Agaasimaha Guud ee hay’adda Mudane Axmed Siciid Maxamed ayaa faray howl wadeennada mudada 4-ta maalmood ah ee uu socon doono kulankaan, inay si taxaddar leh uga wada doodaan sharciyada dhaqan galka ah ee  Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray xerada tababarka ee Turki-Som

Next Post

Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah

Next Post
Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah

Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In