Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulanka guddoomiyayaasha Barlamaannada Africa oo ka furmay magaalada Johannesburg

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kulanka guddoomiyayaasha Barlamaannada Africa oo ka furmay magaalada Johannesburg
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Guddoomiyayaasha Barlamaannada dalalka Africa ee maanta ka furmay xarunta Barlamaanka Africa ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Muxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka  Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux, Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka South Africa Danjire Jamaal Maxamed Barrow.

Kulanka waxaa looga hadlayay arrimo muhiim ah oo quseeya qaaradda Africa gaar ahaan dhallinyarada Africa sidii loogu diyaarin lahaa hoggaaminta Siyaasadda qaaradda iyo maamulka dhaqaalaha, ayada oo la siinayo fursadahii ay kula wareegi lahaayeen howshaas ayada oo la siinayo jaanisyo waxbarasho.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari “oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed 70% in da’dooda ka hooseyso 30 jir halka 42% da’dooda u dhaxeyso 14 – 29 kuwaa oo ay horyaalaan arrimo badan oo xal u baahan .

Xoghayaha guud ee golaha Shacabka Soomaaliyeed Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux ayaa sheegay in kulanka diiradda lagu saaray arrimo badan oo quseeya dhalinyarada Qaaradda Africa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed  Muxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa waxaa uu sheegay in dhalinyarada loo baahan yahay in garab laga siiyo saddax dhinac.

Kulanka ayaa waxaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo maalinta Barri ah waxaana la filayaa in laga soo saaro qodobo dhowr ah oo muhim ah dhalinyarada Qaarada Africa sidii loogu diyaarin lahaa hoggaaminta Qaraadda.

Previous Post

R/wasaare Khayrre “Dhalinyaradu waa hormuudka iyo horumarka dalka”

Next Post

Guddiga Wacyi-gelinta iyo Taakuleynta Ciidamada oo Billaabay Qorsheynta Hawlahooda+Sawirro

Next Post
Guddiga Wacyi-gelinta iyo Taakuleynta Ciidamada oo Billaabay Qorsheynta Hawlahooda+Sawirro

Guddiga Wacyi-gelinta iyo Taakuleynta Ciidamada oo Billaabay Qorsheynta Hawlahooda+Sawirro

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In